Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo wadahadal la yeeshay Safiirka Turkiye ee Soomaaliya
Guddoomiye Dr. Muungaab ayaa uga mahadceliyay dowladda iyo shacabka Türkiye taageerada aan liicin ee ay u fidiyaan Soomaaliya, isagoo adkeeyay muhiimadda ay leedahay sii xoojinta iskaashiga iyo wadashaqeynta labada dal, si loo dardargeliyo dadaallada horumarineed iyo adeegyada muhiimka u ah bulshada Gobolka Banaadir. Danjire Ferhat Alkan ayaa dhankiisa muujiyay sida ay Türkiye uga go’an tahay [

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Guddoomiye Dr. Muungaab ayaa uga mahadceliyay dowladda iyo shacabka Türkiye taageerada aan liicin ee ay u fidiyaan Soomaaliya, isagoo adkeeyay muhiimadda ay leedahay sii xoojinta iskaashiga iyo wadashaqeynta labada dal, si loo dardargeliyo dadaallada horumarineed iyo adeegyada muhiimka u ah bulshada Gobolka Banaadir.
Danjire Ferhat Alkan ayaa dhankiisa muujiyay sida ay Türkiye uga go’an tahay xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee labada dal, iyo sii ambaqaadidda taageerada iyo iskaashiga wax-ku-oolka ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Türkiye, gaar ahaan dhinacyada horumarinta iyo adeegyada bulshada.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Somali National TV
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.