Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Guddoomiyaha SoDMA oo daahfuray kulanka hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo uu wehliyo Wakiilka Urur Goboleedka IGAD ee Arrimaha Soomaaliya, Mudane Maxamuud (Kaarshe), ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray kulanka bilowga Nidaamka Digniinta Hore ee Khataraha Soomaaliya (S-MHEWS). Kulanka ayaa looga hadlayaa hirgelinta nidaam ay hay’adaha dowladda ku mideysan yihiin, kaa

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo uu wehliyo Wakiilka Urur Goboleedka IGAD ee Arrimaha Soomaaliya, Mudane Maxamuud (Kaarshe), ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray kulanka bilowga Nidaamka Digniinta Hore ee Khataraha Soomaaliya (S-MHEWS).
Kulanka ayaa looga hadlayaa hirgelinta nidaam ay hay’adaha dowladda ku mideysan yihiin, kaas oo bixiya digniinta hore ee khataraha kala duwan (National Multi-Hazard Early Warning System).
Shirkan waxaa ka qeybgalaya wakiillo ka kala socda Wasaaradaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Hay’adda SoDMA iyo masuuliyiin ka tirsan Urur Goboleedka IGAD.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Somali National TV
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.