Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Guddoonka BF oo joojiyay lacag xildhibaannada laga jari jiray – Maxay ahayd?
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa go’aan ku gaaray in la joojiyo lacag si joogto ah looga jari jiray xildhibaannada, taas oo loogu tala-galay in lagu daboolo kharashaadka aaska xildhibaan geeriyooda. Lacagtan oo dhaneyd $100 ayaa waxaa la joojiyay kadib markii qaar kamid ah xildhibaannada ay su’aalo ka keeneen lacagta […] The post

Reader briefing
Article context
What happened
- The Speaker of the Federal Parliament of Somalia has decided to permanently stop a deduction of $100 from the salaries of parliamentarians intended for covering funeral expenses of deceased members. This decision follows questions raised by some parliamentarians regarding the management of these funds.
Key claims
- The Speaker of the Federal Parliament of Somalia has decided to permanently stop a deduction of $100 from the salaries of parliamentarians intended for covering funeral expenses of deceased members.
- The total amount deducted from parliamentarians was reported to be $75,500.
- Some parliamentarians questioned the deduction and demanded clarification on how the funds were managed.
- The decision to stop the deduction has sparked a debate among parliamentarians.
Source limitations
- The article does not provide responses from parliamentarians who opposed the decision.
- The claims regarding the total amount deducted and the reasons for questioning the deduction are based on statements from a single parliamentarian.
- No independent verification of the figures or claims made is provided.
Reader takeaway
The decision to stop the salary deduction has led to discussions among parliamentarians about financial transparency.
What remains unclear
- What specific changes will be made to the management of funds for funeral expenses?
- How will the decision impact the financial management practices within the parliament?
- What are the views of other parliamentarians on this decision?
Why it matters
The article does not provide enough independently verified detail to assess the specific significance of this event beyond what is reported.
Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa go’aan ku gaaray in la joojiyo lacag si joogto ah looga jari jiray xildhibaannada, taas oo loogu tala-galay in lagu daboolo kharashaadka aaska xildhibaan geeriyooda.
Lacagtan oo dhaneyd $100 ayaa waxaa la joojiyay kadib markii qaar kamid ah xildhibaannada ay su’aalo ka keeneen lacagta laga jaro mushaharkooda iyo qaabka loo maamulo, iyagoo dalbaday in loo caddeeyo halka ay ku baxdo iyo cidda mas’uulka ka ah maamulkeeda.
Guddoonka Golaha Shacabka oo su’aalo dhowr ah kala kulmay xildhibaannada ayaa ugu dambeyn ku dhawaaqay in la joojiyay lacagtaasi oo muddo dheer si joogto ah looga jarayay xildhibaannada.
Arrintan ayaa dood ka dhex dhalisay xildhibaannada, iyadoo qaar ay taageereen joojinta lacagta, halka kuwo kale ay sheegeen in ujeeddada su’aalahoodu aysan ahayn in la joojiyo, balse ay ahayd in la ogaado halka ay ku baxdo iyo sida loo maareeyo.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Caasimada Online
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.