Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
JSP oo Musharrax u magacaabay doorashada Galmudug
Muqdisho – Xarunta dhexe ee Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa lagu qabtay kulan muhiim ah oo Guddiga Fulinta ee ururka, kaas oo uu shir-guddoomiyay Xoghayaha Guud, Dr. Xuseen Sheekh Maxamuud. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray u diyaar-garowga doorashooyinka soo socda ee Dowlad Goboleedka Galmudug. Guddiga Fulinta ee JSP ayaa si aqlabiyad leh u […]

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Muqdisho – Xarunta dhexe ee Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa lagu qabtay kulan muhiim ah oo Guddiga Fulinta ee ururka, kaas oo uu shir-guddoomiyay Xoghayaha Guud, Dr. Xuseen Sheekh Maxamuud.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray u diyaar-garowga doorashooyinka soo socda ee Dowlad Goboleedka Galmudug.
Guddiga Fulinta ee JSP ayaa si aqlabiyad leh u go’aamiyay in Mudane Liibaan Axmed Xasan uu noqdo musharraxa rasmiga ah ee ururka u matalaya doorashada hoggaamiyaha Galmudug ee muddada 2026–2031.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Shabelle Media
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.