Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Juxaa: Deni-yow wadatashi geli Puntland
Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha, Cabdi Faarax Siciid Juxaa ayaa ugu baaqay madaxweyne Deni in uu talo iyo wadatashi geliyo… Sii akhri

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha, Cabdi Faarax Siciid Juxaa ayaa ugu baaqay madaxweyne Deni in uu talo iyo wadatashi geliyo Puntland, isaga oo ku dhaliilay in taladu ka baahday.
Juxaa ayaa hadal qoraal ah oo uu soo dhigay bartiisa Facebook-ga ku yiri “Madaxweyne Deni-yow talo way kaa baahday ee talo iyo wadatashi geli reer Puntland”.
Sidoo kale Juxaa wuxuu ugu baaqay reer Puntland in aysan Deni keliya ku hallayn dalka oo iska difaacaan ciddii wax u dhimaysa dowladnimadooda
“Reer Puntland-now Deni keli ah haku hallaynina dalka ee is-difaaca oo ilaashada dawladnimadiinna iyo wadajirkiinna. Maleeshiyaad shaah iyo shaxaad loo diro yaan laydinku dumin” ayuu yiri Juxaa.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Puntland Post
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.