Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Laftagareen oo sheegay in ciidamadiisa duleedka Baydhabo jooga aaney kaligood ahayn.
Khamiis 3, Sep 2026 {HMC} Madaxweynihii hore ee maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa shegay in ciidamada isaga taabacsan ee jooga duleedka magaalada Baydhabo ay la socdaan wasiirro, agaasimayaal iyo guddoomiyaal horey uga tirsanaa maamulkiisii. Wuxuu sheegay in ay duurka ku shaqeeyaan isla markaana ay qabtaan howlahoodii caadiga ahaa. Qodobkaan ayaa madax

Reader briefing
Article context
What happened
- Former President of South West State of Somalia, Abdikadir Hassan Mohamed Laftagareen, stated that his forces near Baydhabo are not alone and are accompanied by former ministers and officials from his administration. He claimed that they are operating in the field and conducting their usual activities.
Key claims
- Laftagareen asserts that his forces are accompanied by former ministers and officials.
- He claims that his forces are not far from the city of Baydhabo.
- The Council of Ministers of South West State previously accused Laftagareen's forces of joining al-Shabaab.
- Laftagareen denied any connection between his forces and al-Shabaab.
Source limitations
- The article relies solely on Laftagareen's statements without independent verification.
- There is no response from the Council of Ministers regarding Laftagareen's claims.
- The article does not provide evidence to support the claims made by either side.
Reader takeaway
The situation surrounding Laftagareen's forces and their alleged connections to al-Shabaab remains contentious and unclear.
What remains unclear
- What evidence supports Laftagareen's claims about his forces?
- How will the accusations from the Council of Ministers affect Laftagareen's standing?
- What actions will be taken by the government in response to these claims?
Why it matters
The article does not provide enough independently verified detail to assess the specific significance of this event beyond what is reported.
Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Khamiis 3, Sep 2026 {HMC} Madaxweynihii hore ee maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa shegay in ciidamada isaga taabacsan ee jooga duleedka magaalada Baydhabo ay la socdaan wasiirro, agaasimayaal iyo guddoomiyaal horey uga tirsanaa maamulkiisii.
Wuxuu sheegay in ay duurka ku shaqeeyaan isla markaana ay qabtaan howlahoodii caadiga ahaa.
Qodobkaan ayaa madaxweyne hore Lafta gareen ku sheegay waraysi uu siiyay BBCSomali, isagoo intaa ku daray in ciidamadiisu aaney ka dheereyn magaalada.
Dhanka kale, Golaha wasiirrada maamulka Koonfur Galbeed ayaa maalmo ka hor mar kale ku eedeyay madaxweynihii hore ee maamulkaasi Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen in ciidamada isaga taabacsan ay ku biireen al-Shabaab oo ay isku deegaanno joogaan isla markaana khal-khal amni ku hayaan deegaannada Koonfur Galbeed.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Hiiraanweyn
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.