Topic
Warkasta is tracking sheegay across 5 reports from 3 sources. Recent coverage touches baxaya, howlgal, and jooga, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Guutada Kumaandooska Danab, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Buula Fulay ee gobolka Baay, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya.
sheegay in dalkiisu sii wadi doono dadaallada diblomaasiyadeed ee lagu soo afjarayo xiisadda u dhexeysa Mareykanka iyo Iiraan, isagoo sidoo kale ku baaqay in la xoojiyo xiriirka istiraatiijiga ah ee Turkiga iyo Imaaraadka Carabta.
Faahfaahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar duqayn ah oo la sheegay in lagu bartilmaameedsaday guriga Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan, oo loo yaqaan Taliye Shub, kuna yaalla degmada Doolow ee gobolka Gedo.

Khamiis 3, Sep 2026 {HMC} Madaxweynihii hore ee maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa shegay in ciidamada isaga taabacsan ee jooga duleedka magaalada Baydhabo ay la socdaan wasiirro, agaasimayaal iyo guddoomiyaal horey uga tirsanaa maamulkiisii. Wuxuu sheegay in ay duurka ku shaqeeyaan isla markaana ay qabtaan howlahoodii caadiga ahaa. Qodobkaan ayaa madax

Baraawe (Raxanreeb Online) Ilo ku dhow hoggaamiyaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Aadan Madoobe ayaa laga soo xigtay inuu qorsheynayo in si degdeg ah loo dhiso xafiisyada maamulka Koonfur Galbeed ee magaalada Baraawe, ama uu Muqdisho ka sameysan doono xafiis ku-meel-gaar ah oo uu howlaha maamulka ka sii wado. Arrintan ayaa la sheegay inuu yimid kaddib... The post Aadan Madoobe oo la sheegay i