“Lama qaybin karo dalka Soomaaliya iyo dadkiisa” Wasiirka Howlaha-guud Soomaaliya Ayuub Ismaaciil:
Wasiirka Howlaha-guud ee Soomaaliya ahna Xildhibaan DFS ku metela Awdal, Ayuub Ismaaciil: “Lama qaybin karo dalka Soomaaliya iyo dadkiisa, tan & shalay, khudbadihii laga jeediyey Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobay iyo kulamo-doceedyadii aan la qaadannay diblamaasiyiinta…
Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.

Original Somali report
Original sourceOriginal source text
Khamiis ,24 Sep 2026 {HMC} Wasiirka Howlaha-guud ee Soomaaliya ahna Xildhibaan DFS ku metela Awdal, Ayuub Ismaaciil: “Lama qaybin karo dalka Soomaaliya iyo dadkiisa, tan & shalay, khudbadihii laga jeediyey Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobay iyo kulamo-doceedyadii aan la qaadannay diblamaasiyiinta adduunka iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah, waxaa dib loo adkeeyey qaranimada, midnimada, xurmadda dhuleed, iyo madaxbanaanida siyaasadeed ee Soomaaliya.”
Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.
Why this story appears
This is a single source report from Warkasta’s monitored network. The source link remains available so you can read the publisher’s original context.
- Source count
- 1
- Sources used
- Hiiraanweyn
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Signals used: somalia · general · qaybin · ismaaciil · guud