Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Madaxweynaha oo si rasmi ah u xarig jaraya dib u howlgelinta xarunta dhexe ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka ah ee Soomaaliya mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u xarig jaraya dib u howlgelinta xarunta dhexe ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya. Waxaa hadda ka socota xarunta Wasaaradda ee caasimadda Muqdisho munaasabad weyn oo lagu daahfurayo, laguna xarig-jarayo xarunta cusub. Munaasabadda waxaa goobjoog ka ah Wasiirada Xukuumadda Federal [&

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka ah ee Soomaaliya mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u xarig jaraya dib u howlgelinta xarunta dhexe ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya.
Waxaa hadda ka socota xarunta Wasaaradda ee caasimadda Muqdisho munaasabad weyn oo lagu daahfurayo, laguna xarig-jarayo xarunta cusub.
Munaasabadda waxaa goobjoog ka ah Wasiirada Xukuumadda Federal ah ee Soomaaliya oo uu ugu horreeyo Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Cali Yuusuf Cali(Xoosh), waxaa kale oo qayb ka ah Safiirrada Beesha Caalamka iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.
Tallaabadan ayaa soo afjareysa Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo dulsaar ku ahayd hey’ado kale inta ay jirtay Jamhuuriyadda 3-aad.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Somali National TV
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.