Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Madaxweyne Deni oo xariga ka jiray wadada halbowlaha ah ee Garoowe
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta xarigga ka jaray qayb ka mid ah waddada halbowlaha ah ee dhexmarta caasimadda… Sii akhri

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta xarigga ka jaray qayb ka mid ah waddada halbowlaha ah ee dhexmarta caasimadda Garoowe, taas oo looga dhisay si casri ah, lagana dhigay labo haad.
Waddada labada haad ah ee xariga laga jaray ayaa ka billaabata barxadda Garoowe, iyada oo la gaarsiiyay ilaa buundada Meeraysane.
Waddadan ayaa labada haad dhex-dooda lagu beeray dhir, waxayna ka mid ah noqonaysaa waddooyinka casriga ah ee muddooyinkii u dambeeyay laga hirgeliyay magaalada caasimadda ah ee Garoowe.
Sidoo kale madaxweyne Deni wuxuu xariga ka jaray barxadda Garoowe iyo astaanta cusub ee Dabqaadka oo si carsi ah loo dhisay, islamarkaana loogu magac-daray Gen. Qalyare oo ka mid ahaa saraakiishii sare ee ku dhimamay dagaalka Calmiskaad.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Puntland Post
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.