Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Madaxweyne Deni oo xil ka qaadis sameeyay
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa wareegto uu maanta soo saaray xilka kaga qaaday maamulka telefishinka iyo raadiyaha dowladda. Waxaa… Sii akhri

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa wareegto uu maanta soo saaray xilka kaga qaaday maamulka telefishinka iyo raadiyaha dowladda.
Waxaa Cali Cabdi Cali Faarax laga qaaday xilkii agaasimaha guud ee telefishinka iyo raadiyaha dowladda Puntland, halka Daahir Cabdulqaadir Axmed (Afloow) laga qaaday xilkii agaasime Ku-xigeenka telefishinka iyo raadiyaha dowladda.
Waxaa si ku-meel-gaar ah loogu dhiibay maamulka telefishinka iyo raadiyaha dowladda Puntland Bile Maxamuud Axmed (Qabawsade), wasiir ku-xigeenka wasaaradda warfaafinta, isgaarsiinta, hiddaha iyo dhaqanka.
PUNTLAND POST
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Puntland Post
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.