Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada New York ee dalka Mareykanka
New York ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaaray magaalada New York ee dalka Mareykanka, halkaas oo uu kaga qeybgalayo kalfadhiga 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay.
Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.

Original Somali report
Original sourceOriginal source text
New York ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaaray magaalada New York ee dalka Mareykanka, halkaas oo uu kaga qeybgalayo kalfadhiga 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay.
Inta uu ku sugan yahay New York, Madaxweynaha ayaa lagu wadaa inuu ka qeyb galo kulamada heerka sare, isla markaana uu jeediyo khudbad uu kaga hadlayo mudnaanta Soomaaliya, oo ay ka mid yihiin horumarinta dhaqaalaha, maalgashiga iyo xaaladda amniga.
Madaxweynaha ayaa sidoo kale la filayaa inuu kulamo gaar-gaar ah la yeesho madaxda dalalka iyo mas’uuliyiin ka tirsan hay’adaha caalamiga ah, iyadoo kulamadaasi diiradda lagu saarayo danaha Soomaaliya iyo arrimaha gobolka Geeska Afrika.
Doodda guud ee kalfadhiga 81-aad ayaa soconaysa 22-ka ilaa 28-ka Sebteembar 2026.
Why this story appears
This is a single source report from Warkasta’s monitored network. The source link remains available so you can read the publisher’s original context.
- Source count
- 1
- Sources used
- Raxanreeb Online
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Signals used: somalia · general · sheekh · york · dalka
Keep reading
Live story thread
Open live story