Topic
Warkasta is tracking york across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches dalka, hoggaaminayo, and sheekh, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

New York ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaaray magaalada New York ee dalka Mareykanka, halkaas oo uu kaga qeybgalayo kalfadhiga 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay. Inta uu ku sugan yahay New York, Madaxweynaha ayaa lagu wadaa inuu ka qeyb galo kulamada heerka sare, isla markaana uu jeediyo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada New York ee dalka Mareykanka, halkaas oo ah xarunta guud ee Qaramada Midoobay.