Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Maxay Gen. Jimcaale kala soo kulmeen guddiga tegay Laascaanood?
Guddiga Nugaal ee xal u helida xiisadda Garoowe ayaa xalay ka soo laabtay magaalada Laascaanood, halkaas oo labadii maalmood ee… Sii akhri

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Guddiga Nugaal ee xal u helida xiisadda Garoowe ayaa xalay ka soo laabtay magaalada Laascaanood, halkaas oo labadii maalmood ee la soo dhaafay kulan kula lahaayeen Gen. Jimcaale Jaamac Takar.
Sida ay ogaatay Puntland Post, Gen. Jimcaale ayaa diiday in uu wax wadahadal ah lago madaxweyne Deni inta uu ku sugan yahay magaalada Laascaanood, islamarkaana loo diidan yahay in uu soo galo magaalada Garoowe.
Puntland ayaa ku doodaysa in dowladda federaalka ay Gen. Jimcaale u magacowday Taliyaha Qaybta 54-aad, haddii uu doonayo in uu Garoowe soo galana uu marka hore xilkaas iska casilo ama warbaahinta ka caddeeyo in aysan jirin magacaabistaas.
Xukuumadda madaxweyne Deni ayaa dhawaan ku dhawaaqday in aan qof xil ka hayo dowladda federaalka Soomaaliya uusan soo geli karin xuduudaha iyo garoomada Puntland.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Puntland Post
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.