Topic
Warkasta is tracking guddiga across 8 reports from 5 sources. Recent coverage touches golaha, madaxa, and sare, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay Guddiga Sare iyo Maamulka Akadeemiyadda Qaran ee Hoggaaminta (NLA), kaas oo ka shaqeeya horumarinta arrimaha hoggaaminta Soomaaliya. Ugu horreyn Xamza ayaa maamulka iyo guddigan ka dhagaystay warbixin la xiriirta halka ay marayaan hawlaha NLA , waxayna […]
Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Cumar Abshirow, ayaa maanta shir-guddoomiyey kulanka 5-aad ee Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka, kaas oo ka dhacay xarunta Guddoonka…

MUQDISHO, Soomaaliya — Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay xarunta Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka, iyagoo u kuurgalay habka uu Golaha u shaqeeyo iyo doorkiisa ku aaddan nidaaminta mihnadda caafimaadka dalka. Kormeerka waxaa hoggaaminayay Guddoomiyaha Guddiga, Senator Dr. Cismaan Maxamuud Maxamed (Dufle)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan la qaatay Guddiga Maaliyadda, Miisaaniyadda, Qorsheynta, Iskaashiga Caalamiga ah iyo La-xisaabtanka Hay’adaha Dowladda ee Golaha Shacabka. Ugu horreyn, Guddoomiyaha Guddiga, Xildhibaan Cabdi Ibraahim Warsame (Qawdhan), ayaa Guddoomiyaha Golaha Shacabka warbixin ko

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ), Dr. Maryan Qaasim Axmed. Guddoomiyaha ayaa Madaxweynaha warbixin ka siisay halka uu marayo dhismaha iyo hawlgelinta Guddiga, waxqabadkii lixdii bilood ee la soo dhaafay, iyo dadaallada lagu dhisayo hay’ad qaran

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha, isagoo fulinaya awoodihiisa Dastuuriga ah, kuna dhaqmaya sharciga doorashooyinka Qaranka, sharciga dhisidda Guddiga iyo sharciga Ururada iyo Xisbiyada, habraacyada, xeernidaamiyayaasha iyo tilmaamaha sharciga waxa uu u taagan yahay mabaadiidda hirgalinta doorashooyinka Xor iyo xalaal ah, hufan oo ay muwaadiniinta si siman uga qaybgalaan. Kad

The Chairman of the Upper House of the Federal Parliament of Somalia, Mr. Abdi Hashi Abdullahi, today chaired the second meeting of the 8th Session of the Permanent Committee of the Upper House. The meeting focused on accelerating the priority agendas for the sessions of the Council, shaping the written statements of the Committee sessions, and strengthening the accountability process and fulfilling the responsibilities.

Guddiga Nugaal ee xal u helida xiisadda Garoowe ayaa xalay ka soo laabtay magaalada Laascaanood, halkaas oo labadii maalmood ee… Sii akhri