Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Puntland oo wax ka baddelaysa tirada goleyaasha deegaanka
Wasaaradda arrimaha gudaha Puntland ayaa maanta warbixin ka siisay baarlamaanka wax ka baddelka xeerka maamulka gobollada, degmooyinka iyo dhismaha dowladaha… Sii akhri

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Wasaaradda arrimaha gudaha Puntland ayaa maanta warbixin ka siisay baarlamaanka wax ka baddelka xeerka maamulka gobollada, degmooyinka iyo dhismaha dowladaha hoose, kaas oo dhawaan loo qaybiyay xildhibaannada.
Qodobada wax ka baddelka laga sameeyay ee xeerkan ku xusan waxaa ka mid ah tirada goleyaasha deegaanka Puntland oo ka kooban saddex darajo.
Degmooyinka darajada koowaad (A) oo markii hore lahaa 33 xubnood oo gole deegaan ah ayaa hadda laga dhigayaa 15 xubnood.
Degmooyinka darajada labaad (B) oo markii hore lahaa 27 xubnood oo gole deegaan ah ayaa hadda iyagana laga dhigayaa 13 xubnood.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Puntland Post
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.