Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Horseed Mediageneral

RW hore Khayre oo ka hadlay dagaal ka dhacay guriga uu ka deggan yahay Muqdisho.

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Somalia Xasan Cali Khayre ayaa sheegay in xilli ay shir kula jireen…

SO
Sawir war oo la xiriira RW hore Khayre oo ka hadlay dagaal ka dhacay guriga uu ka deggan yahay Muqdisho.
Sawir / xog muuqaal ah · Horseed Media

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Somalia Xasan Cali Khayre ayaa sheegay in weerar lagu soo qaaday shir ay ku lahaayeen ugaaska beesha Murusade iyo odayaal dhaqameed Muqdisho.

Maxaa la shaaciyey

  1. Khayre ayaa eedeeyay maamulka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud in uu ka dambeeyay weerarka.
  2. Khayre ayaa Alle uga baryey in naxariistiisa siiyo intii ku geeriyootay dhacdadaas.
  3. Weerarku wuxuu dhacay xilli ay ku jireen diyaarinta bannaanbax nabadeed.

Macnaha guud

Weerarka ayaa dhacay xilli ay ka socotay shir muhiim ah oo ay ku sugnaayeen odayaasha dhaqanka.

“Khasaaro kasta oo ka dhasha falkan waxaa masuuliyaddiisa qaadaya Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday oo na soo weeraray annaga oo diyaargarow ugu jirna bannbaxa nabadeed ee berri noo mad.”

Xasan Cali Khayre
Muqdisho
2026-06-03

Sababta ay muhiim u tahay: Khayre wuxuu muujinayaa khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya mucaaradka iyo dowladda, taasoo saameyn ku yeelan karta xaaladda dalka.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Horseed Media

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Somalia Xasan Cali Khayre ayaa sheegay in xilli ay shir kula jireen…

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Somalia Xasan Cali Khayre ayaa sheegay in xilli ay shir kula jireen ugaaska beesha Murusade iyo odayaal dhaqameed lagu soo weeraray goobtii ay ku sugnaayeen, Wuxuu ku eedeeyay maamulka uu hoggaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud in uu ka dambeeyay weerarkaasi.

Khayre, ayaa Alle uga baryey inuu naxariistiisa siiyo intii ku geeriyootay dhacdadaas, halka uu caafimaad degdeg ah u rajeeyay dadkii ku dhaawacmay, wuxuuna tilmaamay in weerarku dhacay xilli ay ku jireen diyaarinta bannaanbax nabadeed oo la qorsheeyay in uu qabsoomo maalinta xigta.

Sidoo kale, wuxuu carrabka ku adkeeyay in khasaaro kasta oo ka dhasha dhacdadan ay masuuliyaddeeda dusha ka saaran tahay dowladda federaalka, isaga oo ku tilmaamay madaxweynaha inuu yahay “madaxweyne waqtigiisu dhammaaday”, hadal muujinaya heerka uu gaarsiisan yahay khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya mucaaradka iyo dowladda.

Isha: Horseed Media. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Horseed Media
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralkhayrehoredagaal
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.