Topic
Warkasta is tracking madasha across 6 reports from 3 sources. Recent coverage touches muqdisho, daneeyayaasha, and furmay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Muqdisho – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa magaalada Muqdisho ku soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta Soomaaliyeed 2026, oo muddo laba maalmood ah socotay. Madasha oo qabsoontay 7–8 Sebtembar ayaa waxaa ka qeyb galay hay’adaha dowladda federaalka, dowlad-goboleedyada, Maamulka Gobo

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Warbaahinta 2026 (SCF2026) oo ay qabanayso Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XJFS. Mudane Jibriil ayaa ka hadlay muhiimadda ay Warbaahintu u leedahay dowlad-dhiska, dimuqraadiyadda iyo horumarka Dal

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026 (Strategic Communication Forum) ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, waxaana ka qeyb gelaya hay’adaha dowladda, warbaahinta, bulshada rayidka ah, bah-wadaagta horumarinta iyo daneeyayaasha kale. Shirkaan oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, waxaa daah-f

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Waxaa goordhow kulan xasaasi ah hotel Jaziira, uga furmay madasha Samatabixinta Mucaaradka, iyadoo looga hadlayo xaaladda guud ee dalka iyo arrimaha siyaasadeed ee taagan. Kulanka ayaa sidoo kale diiradda lagu saarayaa dardargelinta abaabulka bulshada, iyadoo xubnaha madashu ay sheegayaan in loo baahan yahay dadaallo lagu wajahayo marxaladda adag ee dalka. Wararka... T

Madashu waxay iskugu keenaysaa mas’uuliyiinta dowladda, maal-gashadayaasha Shiinaha iyo hoggaamiyeyaasha ganacsiga Soomaaliyeed si ay uga wada hadlaan fursadaha ka jira qaybaha sida kaabayaasha, Ganacsiga, Beeraha, tamarta iyo Tiknoolajiyada. Masuuliyiinta Soomaalida ayaa muujiyay fursadaha sii kordhaya ee maalgashi ee dalka waxayna ku baaqeen iskaashi xooggan oo lala yeesho shirkadaha Shiin

Hay’adda Cilmibaarista Badaha Soomaaliyeed (HCBS), oo kaashanaysa Magan Forum, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay Madasha “Daneeyayaasha Kalluumeysiga Soomaaliyeed: Caqabadaha iyo Fursadaha.” Madasha waxaa ka soo qeyb galay masuuliyiin sare oo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaana ka mid ahaa Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda JFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed