Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Soomaaliya oo digniin ka muujisay adeegsiga teknoolijiyadda cusub ee Argagixisada
New York (Raxanreeb Online) Safiirka Soomaaliya u fadhiya Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, Danjire Abuukar Baalle, ayaa sheegay in khatarta argagixisadu ay si joogto ah isu beddelayso, iyadoo kooxaha argagixisada ah ay si degdeg ah uga faa’iideysanayaan horumarka teknoolojiyadda. Danjiraha ayaa xusay in kooxahaasi ay adeegsanayaan fursadaha ay bixiyaan teknoolojiyadaha cusub, taas oo sare u..

Reader briefing
Article context
What happened
- Somalia's Ambassador to the UN warned about the evolving threat of terrorism as groups exploit new technologies. He emphasized the need for international cooperation to address these challenges.
Key claims
- Somalia's Ambassador to the UN, Abukar Baalle, stated that the threat of terrorism is constantly evolving as terrorist groups rapidly exploit technological advancements.
- Ambassador Baalle noted that terrorist groups are using social media for recruitment and encrypted communication programs for planning operations and attacks.
- The article reports that Somalia is particularly interested in strengthening international cooperation on security, intelligence sharing, and countering terrorist financing.
Source limitations
- The article relies solely on statements from Ambassador Abukar Baalle without independent verification.
- There is no response from other parties regarding the claims made.
- Casualty figures or specific incidents are not mentioned.
Reader takeaway
Readers should be aware of the evolving nature of terrorism and the importance of international collaboration in addressing these threats.
What remains unclear
- What specific technological advancements are being exploited by terrorist groups?
- How is Somalia planning to enhance international cooperation on security?
- What measures are being taken to counter the use of technology by terrorist organizations?
Why it matters
The article does not provide enough independently verified detail to assess the specific significance of this event beyond what is reported.
Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
New York (Raxanreeb Online) Safiirka Soomaaliya u fadhiya Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, Danjire Abuukar Baalle , ayaa sheegay in khatarta argagixisadu ay si joogto ah isu beddelayso, iyadoo kooxaha argagixisada ah ay si degdeg ah uga faa’iideysanayaan horumarka teknoolojiyadda.
Danjiraha ayaa xusay in kooxahaasi ay adeegsanayaan fursadaha ay bixiyaan teknoolojiyadaha cusub, taas oo sare u qaadaysa awoodda ay u leeyihiin inay la qabsadaan xaaladaha cusub iyo inay qaataan habab casri ah oo ay ku fuliyaan howlahooda.
Wuxuu tilmaamay in isbeddelka degdegga ah ee teknoolojiyadda uu caalamka ku qasbayo in dib loo eego hababka loo wajaho khataraha argagixisada, maadaama kooxaha hubeysan ay si joogto ah u raadinayaan habab cusub oo ay kaga faa’iideystaan teknoolojiyadda.
Sidoo kale danjire Abuukar Baalle ayaa sheegay in kooxaha argagixisadu ay baraha bulshada u adeegsanayaan qorista iyo soo jiidashada xubno cusub, halka barnaamijyada isgaarsiinta ee sirta ah ay u isticmaalaan qorsheynta howlgallada iyo weerarrada.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Raxanreeb Online
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.