Topic
Warkasta is tracking cusub across 8 reports from 6 sources. Recent coverage touches soomaaliya, arrimaha, and dalka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waddo qorshe cusub oo lagu nidaaminayo dhaq-dhaqaaqa ajaanibta iyo hay’adaha ku howlan duubista muuqaallada, filimada iyo hawlaha dalxiiska ee gudaha dalka. Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya, Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa sheegay in dowladda ay diyaarinayso habraac qeexaya goobaha ay ajaanibtu geli karaan iy

Nairobi (Caasimada Online) – Soomaaliya iyo Kenya ayaa qaaday tallaabo cusub oo lagu xoojinayo isku xirka kaabayaasha labada dal, kaddib markii ay ku heshiiyeen in la dardar-geliyo qorshe lagu sii ballaarinayo waddada muhiimka ah ee Isiolo-Mandera, iyadoo la doonayo in isku xirnaanta laga sii ambaqaado gudaha Soomaaliya. Qorshahan ayaa la filayaa inuu abuuro marin cusub […] The post DF Sooma

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku qaabilay Dr. Humphrey Karamagi, Wakiilka cusub ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) u qaabilsan Soomaaliya. Wasiir Ku-xigeenka ayaa soo dhaweeyay Dr. Karamagi, isaga oo u rajeeyay guul intii uu ku guda jiro mudo xileedkiisa. Labada […]

Sept 05 (Jowhar)-Isku day cusub oo lagu doonayo in dib loogu soo nooleeyo wadahadallada nabadda ee Ukraine, Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu laba ergo oo heer sare ah – Steve Witkoff iyo Jared Kushner – u dirayo Moscow iyo Kyiv isagoo ku tilmaamay qorshe lagu soo afjarayo dagaal ka badan afar sano. Hawlgalku […]

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf Cali(Xoosh) ayaa xarunta Wasaaradda ee Muqdisho ku qaabilay Safiirka cusub ee dalka Aljeeriya u qaabilsan Soomaaliya mudane Maxamed Caalim. Kulanka oo ay Wasiirku ku wehliyeen Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta mudane Cabdulxakiim Xasan Ashkir iyo Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musii

Wednesday, 19 October 2026 {HMC} The President of the Federal Republic of Somalia, Mr. Hassan Sheikh Mohamud, today received credentials from new ambassadors from seven countries at the National Presidential Palace. The new ambassadors received by the President of the Republic are: 1-Ambassador Mohamed Alim – Algeria 2-Ambassador Joao Alfredo Dos Anjos – Brazil

Marka adeeggan cusub la hirgeliyo, dadka waxay awoodi doonaan inay wada sheekaystaan iyaga oo aan shaacin lambarkooda taleefanka.

The Puntland government has for the first time addressed the new fees imposed by DP World that have caused the port to close and... Read more