Cinwaan Soomaali ah ayaa la diyaarinayaa
Soo koobidda Soomaaliga ee kooxdan wararka wali waa la diyaarinayaa.
420 isbarbardhigyo diyaar ah · Dhammaan. Arag sida warbaahin kala duwan uga hadlaan hal sheeko, halka warbixinnadu is taabtaan, iyo halka xoogga uu isu beddelo.
Ku koob isbarbardhigyada luqad, xaaladda isha, cusboonaysiin, tirada ilaha, iyo helitaanka soo koobidda.
Soo koobidda Soomaaliga ee kooxdan wararka wali waa la diyaarinayaa.
Muqdisho – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Daa’uud Aweys Jaamac, ayaa si rasmi ah u furay aqoon-isweydaarsi ku saabsan ka hortagga tabinta hadallada naceybka xilliyada doorashooyinka. Aqoon-isweydaarsigan oo soconaya muddo laba maalmood ah ayaa waxaa ka qayb galaya in ka badan 35 suxufi oo ka kala socda 21 xarumood oo […]
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay, taas oo lagu xusayay Maalinta Shaqaalaha Adduunka (1-da May). Munaasabaddan oo sanadkan ku beegnayd maalinta Jimcaha, balse si rasmi ah loo qabtay maanta oo ay taariikhdu tahay 2-da May 2026, ayaa diiradda […]
Muqdisho — Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Imaan Cige, ayaa maanta Xarunta Wasaaradda Maaliyadda kulan miro-dhal ah kula qaatay wafdi sare oo ka socday Qaramada Midoobay. Wafdiga Qaramada Midoobay ayaa ka koobnaa Shoko Noda oo ah Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay isla markaana ah Agaasimaha Qaybta Xasaradaha, iyo Lionel Laurens oo […]
Muqdisho (SONNA): Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Rayidka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qabanqaabisay kulan la-tashi ah oo ku saabsan badbaadada waddooyinka iyo maaraynta ciriiriga taraafikada, kaasoo ka dhacay xarunta Wasaaradda ee degmada Shingaani. Kulanka muhiimka ah ayaa diiradda lagu saaray horumarinta nidaamka gaadiidka, kor u qaadista badbaadada waddooyinka, iyo wax ka qabashada caqabadaha ciriiriga taraafikada.
Muqdisho — Xoghayaha joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Hamza Haadow, ayaa wada hadal la yeeshay mas'uul sare oo ka tirsan Qaramada Midoobay, Shoko Noda, intii ay ku sugneyd Muqdisho usbuuc dhan, iyadoo diiradda la saarayo xoojinta iskaashiga la jaanqaadaya mudnaanta qaran ee dalka.
Soo koobidda Soomaaliga ee kooxdan wararka wali waa la diyaarinayaa.
Soo koobidda Soomaaliga ee kooxdan wararka wali waa la diyaarinayaa.
Muqdisho – Siyaasiyiin ka tirsan mucaaradka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho kaga dhawaaqay go’aan ay ku diidan yihiin sii jiritaanka muddo xileedka Madaxweynaha talada haya. Mucaaradka ayaa sheegay in muddo xileedka dastuuriga ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, uu ku egyahay 15-ka May 2026, isla markaana wixii ka dambeeya aan loo aqoonsan […]
Xoghayaha Caafimaadka Kenya, Aden Duale, ayaa ku dhawaaqay in xadka muddo dheer xirnaa ee Soomaaliya si rasmi ah dhawaan loo furi doono, isagoo ku dooday in xidhitaanka 15-ka sano ah ee hadda jira uusan joojin dhaqdhaqaaqa xadka isla markaana dowladda ka dhigay mid aan haysan dakhli muhiim ah. Xadka, oo la xiray 2011 xilligii weerarada Al-Shabaab, ayaa weli arka is-dhaafsi aan rasmi ahayn maalin kasta, taasoo ka dhigan in Kenya […]
Soo koobidda Soomaaliga ee kooxdan wararka wali waa la diyaarinayaa.
Muqdisho (SONNA) — Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka iyo Xuduudaha ayaa maanta diray agabka doorashada oo ka yimid Muqdisho ee doorashooyinka hal-qof, hal-codeed ee lagu qaban doono deegaanada Gobolka Koonfur Galbeed.
Soo koobidda Soomaaliga ee kooxdan wararka wali waa la diyaarinayaa.
Ouagadougou, (SONNA) — Wasiirka Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane General Cabdullahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa soo gaaray Ouagadougou booqasho rasmi ah oo uu ku tagay Burkina Faso ka dib casuumaad rasmi ah oo ka timid dhiggiisa, Mudane Mahamadou Sana, Wasiirka Amniga ee Burkina Faso. Wasiirka iyo wafdigiisa ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay […]
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, ayaa hambalyo u diray dhammaan bahda warbaahinta Soomaaliyeed munaasabadda Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka – 3-da May, isaga oo ku bogaadiyey doorka muhiimka ah ee ay saxaafaddu ku leedahay dhismaha nabadda, dowladnimada iyo dimuqraadiyadda dalka. Wasiirka ayaa sheegay in maalintani ay tahay fursad […]
MUQDISHO – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud isaga oo ka duulaya kulamadii iyo wada-tashiyadii gaarka ahaa ee uu muddooyinkii u dambeeyey la yeeshay siyaasiyiin, madax hore, odayaasha dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed, wuxuu si rasmi ah ugu casuumayaa Golaha Mustaqbalka ka qeyb-galka kulan qabsoomi doona 10-ka May 2026. […]
Soo koobidda Soomaaliga ee kooxdan wararka wali waa la diyaarinayaa.
Soo koobidda Soomaaliga ee kooxdan wararka wali waa la diyaarinayaa.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray Xarunta dhexe ee…
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta dhexe ee Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Soomaaliya. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tilmaamay in Dowladda Federaalka ay ahmiyad gaar ah siinayso casriyeynta dekadaha dalka, horumarinta iyo ilaalinta arrimaha badda. Wuxuu xusay in mudnaan la siinayo sugidda amniga […] The post Sawirro: Wasaarada dekedaha oo ku talaabsatay horumar weyn iyo Xasan Sheekh oo… appeared first on Caasimada Online .