Aadan Madoobe oo tuute ciidan xirtay kadibna qaaday tallaabo culus
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiAadan Madoobe, Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa tuute ciidan xirtay oo shir aan caadi ahayn ka guddoomiyay Baydhaba, isagoo diiradda saaray arrimaha amniga ee gobolka.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Shirka oo ay ka qayb-galeen Wasiirka Xanaanada Xoolaha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Maxamed Eleey, Wasiirka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Isaaq Maxame Korsaar, Wasiiru-Dowlaha Madaxtooyada Mudane Cabdiraxiin Maxamed Xasan Laamey iyo dhammaan qaybaha kala duwan ee saraakiisha ciidamada ayaa waxaa diiradda lagu saaray xaaladda guud ee amniga deegaannada maamulkaasi, gaar ahaan howlgallada ay wadaan ciidamada amniga ee dagaalka adag kula jira ciidamada taabacsan Cabdicasiis Lafta-gareen.
- Inta uu socday shirka ayaa waxaa la’isla gartay xoojinta sugidda amniga iyo dardargelinta dadaallada lagu xaqiijinayo nabadda iyo xasilloonida deegaannada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
- Waxaa kale oo shirka lagu soo qaaday muhiimadda ay leedahay in si joogto ah loola socdo xaaladda amni, lana xoojiyo dadaallada lagu xaqiijinayo amniga guud, si shacabka ku nool deegaannada Koonfur Galbeed ay u helaan nabadgelyo iyo xasillooni.
- Seekh Aadan Madoobe oo madasha ka hadlay ayaa adkeeyey muhiimadda ay leedahay in la sii xoojiyo dadaallada lagu sugayo amniga, lana dardargeliyo howlaha ay hay’adaha amniga u hayaan bulshada.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo xoojiyo amniga ka dib shirka?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Aadan Madoobe, Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa tuute ciidan xirtay oo shir aan caadi ahayn ka guddoomiyay Baydhaba.
- Shirka ayaa diiradda lagu saaray xaaladda guud ee amniga deegaannada maamulkaasi, gaar ahaan howlgallada ay wadaan ciidamada amniga ee dagaalka adag kula jira ciidamada taabacsan Cabdicasiis Lafta-gareen.
- Seekh Aadan Madoobe oo madasha ka hadlay ayaa adkeeyey muhiimadda ay leedahay in la sii xoojiyo dadaallada lagu sugayo amniga, lana dardargeliyo howlaha ay hay’adaha amniga u hayaan bulshada.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Baydhaba (Caasimada Online) – Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maanta si toos ah u xirtay tuutaha ciidanka ayaa qaaday tallaabo culus, isaga oo guddoomiyay shir aan caadi ahayn oo ka dhacay magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay.
Shirka oo ay ka qayb-galeen Wasiirka Xanaanada Xoolaha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Maxamed Eleey, Wasiirka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Isaaq Maxame Korsaar, Wasiiru-Dowlaha Madaxtooyada Mudane Cabdiraxiin Maxamed Xasan Laamey iyo dhammaan qaybaha kala duwan ee saraakiisha ciidamada ayaa waxaa diiradda lagu saaray xaaladda guud ee amniga deegaannada maamulkaasi, gaar ahaan howlgallada ay wadaan ciidamada amniga ee dagaalka adag kula jira ciidamada taabacsan Cabdicasiis Lafta-gareen.
Inta uu socday shirka ayaa waxaa la’isla gartay xoojinta sugidda amniga iyo dardargelinta dadaallada lagu xaqiijinayo nabadda iyo xasilloonida deegaannada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Waxaa kale oo shirka lagu soo qaaday muhiimadda ay leedahay in si joogto ah loola socdo xaaladda amni, lana xoojiyo dadaallada lagu xaqiijinayo amniga guud, si shacabka ku nool deegaannada Koonfur Galbeed ay u helaan nabadgelyo iyo xasillooni.
Seekh Aadan Madoobe oo madasha ka hadlay ayaa adkeeyey muhiimadda ay leedahay in la sii xoojiyo dadaallada lagu sugayo amniga, lana dardargeliyo howlaha ay hay’adaha amniga u hayaan bulshada.
Sidoo kale wuxuu carrabka ku dhuftay in ilaalinta nabadgelyada shacabka iyo hantidooda ay tahay masuuliyad mudnaan gaar ah u leh Dowladda Koonfur Galbeed.
Si kastaba, ha’ahaatee, Shirkan ayaa qeyb ka ah dadaallada joogtada ah ee ay Koonfur Galbeed ku xoojinayso amniga, kuna xaqiijinayso nabadgelyada shacabka, iyadoo la dardargelinayo wada-shaqeynta hay’adaha amniga iyo dhammaan qeybaha ay khuseyso ee ka shaqeeya ilaalinta amniga iyo xasilloonida deegaannada Koonfur Galbeed.
Muddooyinkii ugu dambeeyay Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waday dadaallo dheeraad ah oo lagu xoojinayo amniga maamulkaasi, wuxuuna shalay ku guuleystay inuu la wareego ciidamadii deegaanka ee muddada dheer ka howlgalayay degmada Qoryooley ee gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo marar kala duwan ay kula dagaalameen Al-Shabaab.
Wafdi isugu wasiirro iyo saraakiil ka socda Koonfur Galbeed ayaa ku guuleystay in ciidamadan ay kusoo daraan kuwa Daraawiishta maamulkaas, si ay qayb uga noqdaan howlaha amniga, maadaama haatan Aadan Madoobe uu dagaal adag kula jiro ciidanka taabacsan Lafta-gareen
“Iyadoo la fulinayo amarka Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta si rasmi ah ciidankii muddada ka badan 14-ka sano difaacayay degmada Qoryooley iyo deegaannada ku xeeran loogu daray Ciidanka Daraawiishta Dowladda Koonfur Galbeed,” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay Koonfur Galbeed.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Aadan Madoobe, Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa tuute ciidan xirtay oo shir aan caadi ahayn ka guddoomiyay Baydhaba, isagoo diiradda saaray arrimaha amniga ee gobolka.
Qodobada muhiimka ah
- Aadan Madoobe, Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa tuute ciidan xirtay oo shir aan caadi ahayn ka guddoomiyay Baydhaba.
- Shirka ayaa diiradda lagu saaray xaaladda guud ee amniga deegaannada maamulkaasi, gaar ahaan howlgallada ay wadaan ciidamada amniga ee dagaalka adag kula jira ciidamada taabacsan Cabdicasiis Lafta-gareen.
- Seekh Aadan Madoobe oo madasha ka hadlay ayaa adkeeyey muhiimadda ay leedahay in la sii xoojiyo dadaallada lagu sugayo amniga, lana dardargeliyo howlaha ay hay’adaha amniga u hayaan bulshada.
- Muddooyinkii ugu dambeeyay Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waday dadaallo dheeraad ah oo lagu xoojinayo amniga maamulkaasi.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha la soo bandhigay.
- Lama hubo in dhinacyada ka soo horjeeda ay wax jawaab ah bixiyeen.
- Faahfaahinta ku saabsan natiijooyinka tallaabooyinka amniga ee la falanqeeyay ma cadda.
Gunaanadka akhristaha
Tallaabooyinka Aadan Madoobe waxay muujinayaan dadaallada socda ee lagu xallinayo arrimaha amniga ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo xoojiyo amniga ka dib shirka?
- Sidee loo hirgelin doonaa isku-dhafka ciidamada deegaanka ee nidaamka amniga?
- Waa maxay caqabadaha deg-degga ah ee horyaalla maamulka Koonfur Galbeed?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · aadan · qaaday · culus
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada