Topic
Warkasta is tracking culus across 5 reports from 1 source. Recent coverage touches aadan, arkay, and dowladda, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maanta si toos ah u xirtay tuutaha ciidanka ayaa qaaday tallaabo culus, isaga oo guddoomiyay shir aan caadi ahayn oo ka dhacay magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay. Shirka oo ay ka qayb-galeen Wasiirka Xanaanada Xoolaha Xukuumada Federaalka Soomaaliya…

Wararka naga soo gaaraya gobolka Bakool ayaa sheegaya in maanta duqeymo diyaaradeed lala beegsaday maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-Shabaab iyo ciidamo taabacsan Lafta-gareen oo ku sugnaa duleedka degmada Waajid ee gobolkaasi. Duqeynta oo ahayd bartilmaameed ayaa lala eegtay goobo ay isku uruursanayeen maleeshiyaadka, iyadoo khasaare culus lagu gaarsiisay halkaasi. Sara

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa galabta magaalada Muqdisho ku tijaabinaysa hub culus, sida lagu sheegay farriin wargelin ah oo Taliska Ciidanka Booliska u diray shacabka ku dhaqan gudaha caasimadda. Taliyaha Qaybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir, Macallin Mahdi, ayaa sheegay in tijaabada hubka la sameyn doono inta u dhexeysa 2:00 iyo 3:00…

Maamul-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inuu qaadayo guluf culus oo ka dhan ah ciidanka taabacsan Lafta-gareen ee qabsaday degmooyinka Qansaxdeere, Bardaale, Buurhakaba iyo Diinsoor ee gobolka Baay. Wasiirka Warfaafinta Koonfur Galbeed, Nuur Siidow Baaba oo la hadlay Somali Cable Tv ayaa sheegay in shacabka ay maqli doonaan war ay…

Xubnaha mucaaradka ee la baxay Madasha Samatabixinta ayaa digniin culus kasoo saaray ciidamo ‘lagu arkay aggaarka xaafadaha ay dagan yihiin ee aaga hoteel Jasiira’ ee magaalada Muqdisho, iyadoo dhaq-dhaqaaq laga dareemay halkaasi. Wararka ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka oo wata gaadiidka dagaalka la geeyay aagga laami yaraha Zoobe…