Alle ha u naxariistee Madaxweynihii ugu horreeyay ee Hirshabeelle oo ku geeriyooday Masar
Waxa dhacay
Hal il · Shabelle Media
Cali Cabdullaahi Cosoble, madaxweynihii ugu horreeyay ee Hirshabeelle, ayaa ku geeriyooday dalka Masar kaddib markii uu muddooyinkii ugu dambeeyay lagu dabiibayay.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Go’aan la gaarayDhanka siyaasadda, wuxuu ka mid ahaa xildhibaannadii Baarlamaankii Kumeelgaarka ahaa ee Soomaaliya intii u dhexeysay 2004 ilaa 2012, waxaana sanadkii 2005 loo magacaabay Wasiirka Waxbarashada ee dowladda federaalka.
- Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Cali Guudlaawe Xuseen, iyo mas’uuliyiin kale ayaa ka tacsiyeeyay geerida marxuumka, iyagoo Alle uga baryay inuu naxariistiisa janno ka waraabiyo, ehelkiisa, qoyskiisa iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeedna uu samir iyo iimaan ka siiyo.
- Marxuum Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa ku dhashay magaalada Muqdisho 15-kii Juun 1961-kii, wuxuuna geeriyooday isagoo 65 jir ah.
- Intii uu ku guda jiray noloshiisa shaqo, Cosoble wuxuu la soo shaqeeyay hay’ado kala duwan iyo Bangiga Horumarinta Soomaaliyeed.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay tahay xanuunka gaarka ah ee Cali Cabdullaahi Cosoble uu la ildaran yahay?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Cali Cabdullaahi Cosoble, madaxweynihii ugu horreeyay ee Hirshabeelle, ayaa ku geeriyooday dalka Masar.
- Waxa uu muddooyinkii ugu dambeeyay lagu dabiibayay isbitaal ku yaalla dalka Masar.
- Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Cali Guudlaawe Xuseen, ayaa ka tacsiyeeyay geerida marxuumka.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
MUQDISHO – Alle ha u naxariistee, Madaxweynihii ugu horreeyay ee maamulka Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Cosoble, ayaa xalay ku geeriyooday dalka Masar. Marxuumka ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay lagu dabiibayay isbitaal ku yaalla dalka Masar, sida ay xaqiijiyeen xubno ka tirsan ehelkiisa iyo siyaasiyiin. Waxa uu geeriyooday kaddib xanuun maalmo hayay.
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Cali Guudlaawe Xuseen, iyo mas’uuliyiin kale ayaa ka tacsiyeeyay geerida marxuumka, iyagoo Alle uga baryay inuu naxariistiisa janno ka waraabiyo, ehelkiisa, qoyskiisa iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeedna uu samir iyo iimaan ka siiyo.
Marxuum Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa ku dhashay magaalada Muqdisho 15-kii Juun 1961-kii, wuxuuna geeriyooday isagoo 65 jir ah. Waxbarashadiisa ayuu ku qaatay dalka Mareykanka, halkaas oo uu kaga baxay Jaamacadda Sam Houston State University.
Intii uu ku guda jiray noloshiisa shaqo, Cosoble wuxuu la soo shaqeeyay hay’ado kala duwan iyo Bangiga Horumarinta Soomaaliyeed. Waxa uu sidoo kale ka tirsanaa hay’adda Oxfam, isagoo kala soo shaqeeyay howlo la xiriira arrimaha bulshada iyo horumarinta deegaannada Beledweyne iyo Nairobi.
Dhanka siyaasadda, wuxuu ka mid ahaa xildhibaannadii Baarlamaankii Kumeelgaarka ahaa ee Soomaaliya intii u dhexeysay 2004 ilaa 2012, waxaana sanadkii 2005 loo magacaabay Wasiirka Waxbarashada ee dowladda federaalka.
Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa taariikhda siyaasadda Soomaaliya kaga jira kaalinta Madaxweynihii ugu horreeyay ee maamulka Hirshabeelle, isagoo xilkaas loo doortay 17-kii Oktoobar 2016-kii, xilli uu ka mid ahaa siyaasiyiintii aas-aasay maamulkaas.
Geeridiisa ayaa timid xilli uu dalka ka maqnaa, waxaana uu ka mid ahaa siyaasiyiintii door muuqda ku lahaa dhismaha iyo aas-aaska maamulka Hirshabeelle.
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Cali Cabdullaahi Cosoble, madaxweynihii ugu horreeyay ee Hirshabeelle, ayaa ku geeriyooday dalka Masar kaddib markii uu muddooyinkii ugu dambeeyay lagu dabiibayay.
Qodobada muhiimka ah
- Cali Cabdullaahi Cosoble, madaxweynihii ugu horreeyay ee Hirshabeelle, ayaa ku geeriyooday dalka Masar.
- Waxa uu muddooyinkii ugu dambeeyay lagu dabiibayay isbitaal ku yaalla dalka Masar.
- Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Cali Guudlaawe Xuseen, ayaa ka tacsiyeeyay geerida marxuumka.
- Marxuum Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa ku dhashay magaalada Muqdisho 15-kii Juun 1961-kii.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha la soo bandhigay.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka timid dhinac kasta oo ku saabsan xaaladaha geeridiisa.
- Faahfaahinta ku saabsan daaweynta uu helay lama cayimin.
Gunaanadka akhristaha
Geerida Cali Cabdullaahi Cosoble waxay calaamad u tahay dhacdo muhiim ah oo ku saabsan taariikhda siyaasadda Hirshabeelle.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay tahay xanuunka gaarka ah ee Cali Cabdullaahi Cosoble uu la ildaran yahay?
- Ma jiraan qorshayaal lagu aasinayo ama lagu xusayo marxuumka?
- Maxay noqon doontaa saameynta siyaasadeed ee geeridiisa ku yeelan doonto Hirshabeelle?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · madaxweynihii · geeriyooday · masar
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada- Cali Cabdullaahi Cosoble oo geeriyooday
Caasimada Online
- Maxaa laga yiri geerida ku timid Madaxweynihii hore ee HirShabelle?
Caasimada Online
- Masar, Eritrea iyo Sudan oo garab istaag weyn u muujiyay Soomaaliya
Caasimada Online