Cabdi Daysane oo BBC uga warramay guusha uu ka gaaray doorashada Minnesota
Waxa dhacay
40 ilbiriqsiCabdi Daysane ayaa ku guuleystay doorashada hordhaca ah ee xisbiga DFL ee Minnesota, isagoo helay 62.52% codadka, isagoo ka adkaaday Paul R.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Cabdi Daysane ayaa ku guuleystay doorashada hordhaca ah ee xisbiga DFL, isagoo u tarmamayay kursiga Degmada 14A ee Aqalka Wakiillada - oo matalaysa qaybo ka mid ah magaalada St.
- Daysane oo u gudbay doorashada guud ayaa helay 2,262 cod, oo u dhiganta 62.52%, isagoo ka adkaaday Paul R.
- Daysane, oo ah ganacsade iyo hoggaamiye bulshada ah oo ku nool magaalada St.
- Natiijada doorashada hordhaca ah waxay Daysane u tahay tallaabo muhiim ah, waxaana uu hadda diiradda saari doonaa doorashada guud iyo ololaha ballaaran ee ka horreeya.
Sida ay sheegtay BBC Somali
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin istaraatiijiyadii gaarka ahayd ee Daysane uu adeegsaday intii uu ololaha socday?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Cabdi Daysane ayaa u tartamayay kursiga Degmada 14A ee Aqalka Wakiillada ee Minnesota.
- Daysane ayaa ka adkaaday Paul R. F. Schumacher, oo helay 1,356 cod ama 37.48%.
- Guushiisa ayaa u gogol xaaraysa inuu u tartamo doorashada guud.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Cabdi Daysane oo BBC uga warramay guusha uu ka gaaray doorashada Minnesota
Cabdi Daysane ayaa ku guuleystay doorashada hordhaca ah ee xisbiga DFL, isagoo u tarmamayay kursiga Degmada 14A ee Aqalka Wakiillada - oo matalaysa qaybo ka mid ah magaalada St. Cloud - ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka.
Daysane oo u gudbay doorashada guud ayaa helay 2,262 cod, oo u dhiganta 62.52%, isagoo ka adkaaday Paul R. F. Schumacher, oo helay 1,356 cod, ama 37.48%.
Daysane, oo ah ganacsade iyo hoggaamiye bulshada ah oo ku nool magaalada St. Cloud, ayaa doorashada hordhaca ah galay isagoo haysta taageerada iyo ansixinta xisbiga DFL. Guushiisa ayaa siisay magacaabista xisbiga, taasoo u gogol xaaraysa inuu u tartamo doorashada guud.
Natiijada doorashada hordhaca ah waxay Daysane u tahay tallaabo muhiim ah, waxaana uu hadda diiradda saari doonaa doorashada guud iyo ololaha ballaaran ee ka horreeya.
"Waa kursigii ugu horreeyay ee qof Soomaali ah amaba xitaa qof madow ah uu ku guuleysanayo. Badanaa ma aha kuraasta ay Dimuqraadiyiintu kusoo baxaan, oo Jamhuuriyiinta ayaa u badan," ayuu yiri.
Wuxuu sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay in dadaalkii bilooyinkii badnaa ay soo wadeen ay ka miro-dhaliyeen.
"Waxaan dareemayaa inay tahay guul la wada leeyahay oo dad badan ay ku lug lahaayeen. Waxaan noqday qofkii ugu codka badnaa, farxad gaar ah ayayna ii tahay,".
Cabdi ayaa sheegay in dhowr iyo toban bilood ay ku jireen olole, dadaal iyo albaab-garaac badan oo ay ku codsanayeen in loo codeeyo.
Daysane, oo horay ugu tartamay kursigan balse looga adkaaday doorashadii 2024, ayaa helay 62.52% codadka, iyadoo dhammaan 18-ka goobood ee codbixintu ay natiijooyinkooda soo gudbiyeen. Schumacher ayaa helay 37.48% codadka, sida ku cad natiijooyinka hordhaca ah ee aan weli rasmi noqon, kuwaas oo guddiga xaqiijinta codadka uu dib u eegi doono Jimcaha, 14-ka Agoosto.
"Waxaan rajeynayaa in wixii ka dhacay Minnesota darteed ay dadka ka daaleen xisbiga Jamhuuriga, waxaana aaminsanahay in xisbiga Dimuqraadiga uu wax badan ka beddeli doono siyaasadda magaaladan" ayuu yiri Cabdi.
Degmadan waxaa tan iyo 2022 matalayay xildhibaanad Bernie Perryman oo ka tirsan xisbiga Jamhuuriga kana soo jeedda St. Cloud. Perryman, ayaa se hadda u tartamaya kursiga Senate-ka ee uu hayo Senator Aric Putnam oo ka tirsan DFL, kana soo jeeda St. Cloud.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Cabdi Daysane ayaa ku guuleystay doorashada hordhaca ah ee xisbiga DFL ee Minnesota, isagoo helay 62.52% codadka, isagoo ka adkaaday Paul R. F.
Qodobada muhiimka ah
- Daysane wuxuu helay 2,262 cod, halka Schumacher uu helay 1,356 cod.
- Tani waa markii ugu horreysay ee qof Soomaali ah ama qof madow ah uu ku guuleysto kursigan.
- Daysane wuxuu muujiyay in guushiisa ay tahay guul wadajir ah.
- Natiijooyinka doorashada hordhaca ah weli ma ahan rasmi, waxaana dib u eegi doona guddiga doorashada 14-ka Agoosto.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan natiijooyinka doorashada.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka timid Paul R. F. Schumacher oo ku saabsan natiijada doorashada.
- Maqaalku ma siinayo faahfaahin ku saabsan saamaynta ballaaran ee guusha Daysane.
Gunaanadka akhristaha
Guusha Cabdi Daysane ee doorashada hordhaca ah waxay calaamad u tahay horumar ku saabsan matalaadda siyaasadda Minnesota.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin istaraatiijiyadii gaarka ahayd ee Daysane uu adeegsaday intii uu ololaha socday?
- Sidee ayay guusha Daysane u saameyn doontaa xaaladaha doorashada guud ee Minnesota?
- Maxay yihiin jawaabaha bulshada deegaanka ee ku saabsan guusha Daysane?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- BBC Somali
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: world · general · daysane · doorashada · uga