Topic
Warkasta is tracking uga across 10 reports from 5 sources. Recent coverage touches bariga, dilay, and diplomacy, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa qaaday tallaabo la xiriirta arrintii Baarlamaanka ee ku aadaneyd cabashadii kasoo yeertay qoysaska iyo agoonta ciidamada Xoogga Dalka. Xildhibaannada Baarlamaanka ayaa maalin kahor si kulul uga hadlay c
Muqdisho – Jaamacadda Hope University ayaa maanta si guul leh u qabatay kulanka Aluumi-ga (Alumni), kaas oo ay ka qeyb galeen qaar ka mid ah ardaydii hore uga qalin-jabisay jaamacadda,…

Soomaalidii hore ee ku nooleed qurbaha waxay diirada saari jireen dhanka Ganacsiga, balse haatan waa lays kala soo tagay oo Soomaalida maanta waxay u xuub siibteen dhanka maamulka iyo siyaasada dalalka ay Qurbaha kaga nool yihiin, waxaana soo badanaya jiilka cusub oo dhallanyarada Soomaaliyeed ah ee u tartamaysa xafiisyada kala duwan dalalka ay ku nool…

MUQDISHO – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qaybgalay munaasabad ay ku qalin-jabinayeen arday Soomaaliyeed oo waxbarashada heerka sare ku soo dhammaystay Jaamacadda SIMAD, isagoo kula dardaarmay inay dalka iyo dadka uga faa’iideeyaan aqoonta iyo xirfadaha ay barteen. Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa ugu horreyn hambalyo u…

New York – Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Mudane Maxamuud Cali Yuusuf, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka, Mudane Salma Malika Hadadi, iyo wafdi ka kooban Guddoomiyeyaasha Midowga Afrika iyo madaxda hay’adaha AU, ayaa gaaray magaalada New York si ay uga qeyb galaan Toddobaadka Heerka Sare ee Kalfadhiga 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay (UNGA81).…
Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowlad-Goboleedka Koonfur-Galbeed ayaa soo saartay digniin culus oo ku wajahan dadka rayidka ah, iyadoo ku wargelisay inay si degdeg ah uga fogaadaan goobaha iyo fariisimaha la qorsheynayo in laga fuliyo hawlgallo ciidan iyo duqeymo cirka ah.
Gumaystayaashii reer Yurub, kolka laga soo tago inay Afrika uga tageen colaado ku salaysan is-haysashada xuduudaha dhuleed, waxa kale oo ay uga tageen afafkoodii iyo dhaqamadoodii oo Afrika dacal ilaa…

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweyne ku-xigeenka dowlad-goboleedka HirShabelle, Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ku eedeeyay inuu uga baxay ballan siyaasadeed oo uu la galay. Dabageed oo sheegay in Madaxweynaha ay hore ugu heshiiyeen, uguna ballanqaaday inuu hoggaanka HirShabelle isaga siiyo ayaa sheegay in Xasan Sheekh uu hadda waxba kama jiraa
Ururka Qareennada Bariga Afrika (EALS) ayaa dowladda Kenya uga digay in tallaabooyinka lagu bartilmaameedsanayo ganacsatada ajaanibta ah loo fuliyo si waafaqsan dastuurka dalka iyo waajibaadka ka saaran heshiisyada Bulshada Bariga Afrika (EAC).

Dilka marxuumka waxaa lala xiriirinayaa aano qabiil, mana aha markii ugu horreysay ee dilal noocan oo kale ah ay ka dhacaan magaaladaas.