Ololaha doorashada ku-celiska ah ee Galmudug oo Gaalkacyo lagu soo gabagabeeyay
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiOlolaha doorashada ku-celiska ah ee Galmudug ayaa lagu soo gabagabeeyay Gaalkacyo.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Musharraxa hoggaanka Galmudug Liibaan Axmed Xasan ayaa sheegay inuu si rasmi ah Gaalkacyo ugu soo xiray ololihiisa, isagoo u mahadceliyay shacabka, maamulka, waxgaradka, odayaasha dhaqanka iyo madaxda heer federaal iyo heer Galmudug ee uu sheegay inay si diirran u soo dhaweeyeen.
- Liibaan ayaa Gaalkacyo ku tilmaamay magaalo muhiim u ah nabadda, wada noolaanshaha iyo isku xirnaanta bulshada, isagoo sheegay inuu doonayo in magaalada ay door muuqda ka qaadato dadaallada dib-u-heshiisiinta Galmudug iyo xoojinta xiriirka iyo wada shaqeynta Galmudug iyo Puntland.
- Ololaha musharraxa ayaa ka hor Gaalkacyo soo maray magaalooyin kale oo Galmudug ah, ayadoo 19-kii Sebtembar, wafdi uu hoggaaminayay Liibaan Axmed Xasan ay gaareem Guriceel, halkaas oo uu kulamo iyo olole ay h ka sameeyeen.
- Guud ahaan Galmudug waxaa ka socda dhaqdhaqaaqyo siyaasadeed oo la xiriira doorashada ku-celiska ah, waxaana ololayaashu ka socdaan Dhuusamareeb, Guriceel iyo deegaanno kale oo ka tirsan gobollada Galgaduud iyo Mudug.
Sida ay sheegtay Goobjoog Somali
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku wuxuu faahfaahinayaa dhaqdhaqaaqyada siyaasadeed ee ka horeeya doorasho muhiim ah oo ka dhacaysa Galmudug, taasoo saameyn ku yeelan karta maamulka iyo xasiloonida gobolka.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo hubiyo daahfurnaanta doorashada soo socota?
Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Liibaan Axmed Xasan ayaa si rasmi ah Gaalkacyo ugu soo xiray ololihiisa, isagoo u mahadceliyay shacabka, maamulka, waxgaradka, odayaasha dhaqanka iyo madaxda heer federaal iyo heer Galmudug.
- Guddiga doorashooyinka ayaa sheegay in 30-ka Sebtembar 2026 loo asteeyay in la qabto doorashada ku-celiska ah.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa lagu soo gabagabeeyay ololaha doorashada ku-celiska ah ee Galmudug, iyadoo musharraxiinta iyo ururrada siyaasadeed ay maalmihii u dambeeyay olole iyo kulamo siyaasadeed ka wadeen deegaanno kala duwan oo ka tirsan Galmudug.
Musharraxa hoggaanka Galmudug Liibaan Axmed Xasan ayaa sheegay inuu si rasmi ah Gaalkacyo ugu soo xiray ololihiisa, isagoo u mahadceliyay shacabka, maamulka, waxgaradka, odayaasha dhaqanka iyo madaxda heer federaal iyo heer Galmudug ee uu sheegay inay si diirran u soo dhaweeyeen.
Liibaan ayaa Gaalkacyo ku tilmaamay magaalo muhiim u ah nabadda, wada noolaanshaha iyo isku xirnaanta bulshada, isagoo sheegay inuu doonayo in magaalada ay door muuqda ka qaadato dadaallada dib-u-heshiisiinta Galmudug iyo xoojinta xiriirka iyo wada shaqeynta Galmudug iyo Puntland.
Ololaha musharraxa ayaa ka hor Gaalkacyo soo maray magaalooyin kale oo Galmudug ah, ayadoo 19-kii Sebtembar, wafdi uu hoggaaminayay Liibaan Axmed Xasan ay gaareem Guriceel, halkaas oo uu kulamo iyo olole ay h ka sameeyeen.
Guud ahaan Galmudug waxaa ka socda dhaqdhaqaaqyo siyaasadeed oo la xiriira doorashada ku-celiska ah, waxaana ololayaashu ka socdaan Dhuusamareeb, Guriceel iyo deegaanno kale oo ka tirsan gobollada Galgaduud iyo Mudug.
Doorashadan ayaa timid kaddib markii Maxkamadda Sare ee dalku ay burisay natiijadii doorashadii 30-kii Luulyo, taas oo ay maxkamaddu sheegtay inaan loo marin hab waafaqsan Dastuurka iyo sharciga doorashooyinka, waxaana la amray in doorashada dib loo qabto.
Guddiga doorashooyinka ayaa sheegay in 30-ka Sebtembar 2026 loo asteeyay in la qabto doorashada ku-celiska ah ee Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka Galmudug, halka ololaha siyaasadeedna uu ku egyahay 28-ka Sebtembar.
Doorashadan ayaa waxaa ka qeyb-galaya 12 urur siyaasadeed oo gudbiyay liisaska musharraxiintooda iyo dukumentiyada looga baahnaa ka qaybgalka doorashada ku-celiska ah, sida uu shaaciyay guddiga doorashooyinku.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Ololaha doorashada ku-celiska ah ee Galmudug ayaa lagu soo gabagabeeyay Gaalkacyo. Liibaan Axmed Xasan ayaa si rasmi ah Gaalkacyo ugu soo xiray ololihiisa, isagoo u mahadceliyay shacabka iyo madaxda.
Qodobada muhiimka ah
- Ololaha doorashada ku-celiska ah ee Galmudug ayaa lagu soo gabagabeeyay Gaalkacyo.
- Liibaan Axmed Xasan ayaa si rasmi ah Gaalkacyo ugu soo xiray ololihiisa, isagoo u mahadceliyay shacabka, maamulka, waxgaradka, odayaasha dhaqanka iyo madaxda heer federaal iyo heer Galmudug.
- Ololaha doorashada ku-celiska ah ayaa ka socda deegaanno kala duwan oo ka tirsan Galmudug.
- Guddiga doorashooyinka ayaa sheegay in 30-ka Sebtembar 2026 loo asteeyay in la qabto doorashada ku-celiska ah.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabo ka yimid musharraxiinta ama xisbiyada kale.
- Eedeymaha ku saabsan burinta natiijadii doorashadii hore waxay ku saleysan yihiin bayaan rasmi ah.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan dhaqdhaqaaqyada ololaha ama jawaabaha bulshada lama bixin.
Gunaanadka akhristaha
Gabagabada ololaha doorashada waxay calaamad u tahay marxalad muhiim ah oo ku saabsan habka siyaasadeed ee Galmudug.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo hubiyo daahfurnaanta doorashada soo socota?
- Sidee bay jawaabaha bulshada u saameyn doonaan go'aanada siyaasadeed ee mustaqbalka?
- Maxay yihiin saameynta burinta natiijadii doorashadii hore ee xaaladda siyaasadeed?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu faahfaahinayaa dhaqdhaqaaqyada siyaasadeed ee ka horeeya doorasho muhiim ah oo ka dhacaysa Galmudug, taasoo saameyn ku yeelan karta maamulka iyo xasiloonida gobolka.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Goobjoog Somali
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · celiska · galmudug · doorashada