Danjiraha DFS ee dalka Hindiya oo Matalaya Soomaaliya ayaa maanta Ka qayb galay kulanka 28-aad ee Guddida Madaxda Sare ee Ururka Wadamada Dhaca Badweynta Hindiya.
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Hindiya, Dr. Cabdullahi Maxamed Odowa, oo matalaya Soomaaliya, ayaa maanta ka qayb galay kulanka 28-aad ee Guddida Madaxda Sare ee Ururka Wadamada Dhaca Badweynta Hindiya (Indian Ocean Rim Association (IORA)). Kulankan ayaa diiradda lagu saarayaa dib-u-eegista waxqabadkii ururka muddadii la soo dhaafay, qiimeynta caqabadaha horyaalla, iyo xooj

Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Danjiraha Soomaaliya ee dalka Hindiya, Dr. Cabdullahi Maxamed Odowa, ayaa maanta ka qayb galay kulanka 28-aad ee Ururka Wadamada Dhaca Badweynta Hindiya (IORA).
Qodobada muhiimka ah
- Dr. Cabdullahi Maxamed Odowa ayaa matalayay Soomaaliya kulanka IORA.
- Kulanka ayaa lagu eegay waxqabadkii ururka iyo caqabadaha jira.
- Sidoo kale, waxaa la xoojiyay iskaashiga dalalka xubnaha ka ah.
- Talooyin iyo ajandayaal ayaa loo diyaariyay kulanka Guud ee IORA.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabo ka yimid dhinacyada kale ee ka qaybgalay kulanka.
- Ma jiraan xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan natiijooyinka ama go'aannada kulanka.
- Faahfaahinta caqabadaha ama talooyinka la soo jeediyay ma cadda.
Gunaanadka akhristaha
Ka qaybgalka danjiraha Soomaaliya kulankan wuxuu muujinayaa hawlgalka diblomaasiyadeed ee socda ee ku aaddan iskaashiga gobolka.
Waxa weli aan caddayn
- Caqabadaha gaarka ah ee kulanka lagu sheegay maxay yihiin?
- Talooyinka la soo jeediyay ee kulanka Guud maxay yihiin?
- Sidee ayay natiijooyinka kulankan u saameyn doonaan xiriirka Soomaaliya iyo dalalka kale ee IORA?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Hindiya, Dr. Cabdullahi Maxamed Odowa, oo matalaya Soomaaliya, ayaa maanta ka qayb galay kulanka 28-aad ee Guddida Madaxda Sare ee Ururka Wadamada Dhaca Badweynta Hindiya (Indian Ocean Rim Association (IORA)).
Kulankan ayaa diiradda lagu saarayaa dib-u-eegista waxqabadkii ururka muddadii la soo dhaafay, qiimeynta caqabadaha horyaalla, iyo xoojinta iskaashiga ka dhexeeya dalalka xubnaha ka ah ururka.
Sidoo kale, kulanka ayaa lagu diyaarinayaa talooyin iyo ajandayaal muhiim ah oo loo gudbin doono, kulanka Guud ee Golaha Wasiirrada ee dalalka xubnaha ka ah (IORA) si loo sii ambaqaado dadaallada lagu horumarinayo iskaashiga, amniga badaha, iyo horumarinta bulshooyinka ku nool hareeraha Badweynta Hindiya.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Somali National TV
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.