Topic
Warkasta is tracking danjiraha across 6 reports from 2 sources. Recent coverage touches dal, faso, and galay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku qaabillay, soo dhoweyn diirranna ugu sameeyay Danjiraha Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya, Mudane Pier Mario Daccò Coppi. Wasiirka iyo Danjiraha ayaa ugu horeyn si wadajir ah u booqday Xarunta Tiyaatarka Qaranka, iyo waaxyaha Warbaahinta Dowlad

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif, ayaa kulamo muhiim ah la yeeshay Wasiirka Macdanta iyo Tamarta ee Burkina Faso, Yacouba Zabré Gouba, iyo Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga ee dalkaas, Roland Achille Sow. Kulanka uu la yeeshay Wasiirka Macdanta iyo Tamarta ayaa diiradda lagu saaray fursadaha maalgashi ee dhinaca macdanta iyo […]

MUQDISHO — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Boqortooyada Sacuudiga u fadhiya Soomaaliya Mudane Axmed Bin Maxammed Al-Muwalad, waxa ayna ka wada hadleen xoojinta xiriirka walaaltinimo ee ka dhexeeya labada dal. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka istiraatiijiga ah ee ka dhexeeya

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Hindiya, Dr. Cabdullahi Maxamed Odowa, oo matalaya Soomaaliya, ayaa maanta ka qayb galay kulanka 28-aad ee Guddida Madaxda Sare ee Ururka Wadamada Dhaca Badweynta Hindiya (Indian Ocean Rim Association (IORA)). Kulankan ayaa diiradda lagu saarayaa dib-u-eegista waxqabadkii ururka muddadii la soo dhaafay, qiimeynta caqabadaha horyaalla, iyo xooj

Riyaad – Danjiraha Dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Boqortooyada Sacuudiga, Mudane Maxamed Aamiin Sheekh Cusmaan, ayaa magaalada Riyaad kulan kula qaatay Xoghayaha Guud ee Golaha Iskaashiga Khaliijka (GCC), Mudane Jasem Mohamed Albudaiwi. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah iyo iskaashiga wadajirka ah ee ka dhexeeya Golaha Iskaashiga Khaliijka
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Xarunta Qaramada Midoobay ee Geneva, Marwo Khadra Ducaale, ayaa sii wada ka qaybgalka firfircoon ee doodaha iyo kulamada heerka sare ee ka socda Shirweynaha Shaqaalaha Caalamiga ah (ILC 2026). Intii uu shirku socday, danjiraddu waxay ka qaybgashay munaasabad lagu daahfurayay warbixin heer sare ah oo cinwaankeedu yahay: “Dib-u-habaynta Nidaamk