DEG DEG: Cali Guudlaawe oo dib loogu doortay Madaxweynaha HirShabelle
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiCali Cabdullahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa mar kale dib loogu doortay hoggaamiyaha maamul-goboleedka HirShabelle kadib doorasho ka dhacday Jowhar.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Cali Guudlaawe ayaa la tartamay musharrax Nuur Cilmi Xalane oo ka tirsan xisbiga Ramaas, isaga oo uu ugu dambeyn kaga guuleystay tartanka doorashada HirShabelle.
- Sidoo kale, Cali Guudlaawe ayaa kusoo baxay cod aqlabiyad leh, wuxuuna helay 81 cod, halka musharraxa kalena uu helay 13 cod, sidaas wuxuu ku noqday Madaxweynaha cusub ee HirSaheblle.
- Natiijada doorashadan ayaa lasii ogaa, maadaama uu Cali Guudlaawe uu taageero wayn ka haystay Villa Somalia, oo iyadu galaangal xooggan ku leh arrimaha HirShabelle.
- Madaxweynaha dib loo doortay ayaa sidoo kale kamid ah hoggaanka sare ee xisbiga JSP, taas oo mar kale u suuragelisay inuu hanato xilka madaxweynaha ee maamulka HirShabelle.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin arrimaha gaarka ah ee ka qayb qaatay dib u doorka Guudlaawe?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Cali Cabdullahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa mar kale dib loogu doortay hoggaamiyaha maamul-goboleedka HirShabelle.
- Cali Guudlaawe ayaa kusoo baxay cod aqlabiyad leh, wuxuuna helay 81 cod, halka musharraxa kalena uu helay 13 cod.
- Natiijada doorashadan ayaa lasii ogaa, maadaama uu Cali Guudlaawe uu taageero wayn ka haystay Villa Somalia.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Jowhar (Caasimada Online) – Madaxweyne Cali Cabdullahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa mar kale dib loogu doortay hoggaamiyaha cusub ee maamul-goboleedka HirShabelle, kadib doorasho maanta ka dhacday magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe.
Cali Guudlaawe ayaa la tartamay musharrax Nuur Cilmi Xalane oo ka tirsan xisbiga Ramaas, isaga oo uu ugu dambeyn kaga guuleystay tartanka doorashada HirShabelle.
Sidoo kale, Cali Guudlaawe ayaa kusoo baxay cod aqlabiyad leh, wuxuuna helay 81 cod, halka musharraxa kalena uu helay 13 cod, sidaas wuxuu ku noqday Madaxweynaha cusub ee HirSaheblle.
Natiijada doorashadan ayaa lasii ogaa, maadaama uu Cali Guudlaawe uu taageero wayn ka haystay Villa Somalia, oo iyadu galaangal xooggan ku leh arrimaha HirShabelle.
Madaxweynaha dib loo doortay ayaa sidoo kale kamid ah hoggaanka sare ee xisbiga JSP, taas oo mar kale u suuragelisay inuu hanato xilka madaxweynaha ee maamulka HirShabelle.
Dhinaca kale, waxaa haatan la guda galay doorashada madaxweyne ku xigeenka HirShabelle oo ay ku tartamayaan Cabdifitaax Xasan Afrax iyo Cabdifitaax Baashi Maxamed oo kala metalaya JSP iyo xisbiga Iftiin Qaran. Haseyeeshee waxaa guusha loo saadaalinayaa Afrax oo ka tirsan xisbiga madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, kaas oo horay loo siiyay kaarka musharraxnimada ee xisbiga.
Kala baxa doorashada Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee HirShabelle ayaa kusoo aadayo, iyadoo todobaadkii hore ay dhacday doorashadii Galmudug oo uu isna kusoo baxay Madaxweyne Liibaan Axmed Xasan oo isna ka tirsan xisbiga Cadaaladda iyo Wadajirka.
Si kastaba, ha’ahaateen. Soomaaliya ayaa haatan ku jirto marxalad adag oo ka dhalatay xiisad culus oo ku aadan sida ay Villa Somalia u wajahayso doorashooyinka heer feederaal iyo heer dowlad-goboleed oo ay diidan yihiin mucaaradka.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Cali Cabdullahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa mar kale dib loogu doortay hoggaamiyaha maamul-goboleedka HirShabelle kadib doorasho ka dhacday Jowhar.
Qodobada muhiimka ah
- Cali Cabdullahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa mar kale dib loogu doortay hoggaamiyaha maamul-goboleedka HirShabelle.
- Cali Guudlaawe ayaa kusoo baxay cod aqlabiyad leh, wuxuuna helay 81 cod, halka musharraxa kalena uu helay 13 cod.
- Natiijada doorashadan ayaa lasii ogaa, maadaama uu Cali Guudlaawe uu taageero wayn ka haystay Villa Somalia.
- Dhinaca kale, waxaa haatan la guda galay doorashada madaxweyne ku xigeenka HirShabelle.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha musharrixiinta kale ama dhinacyada kale.
- Eedeymaha ku saabsan natiijooyinka doorashada iyo taageerada Villa Somalia waxay ku saleysan yihiin warbixinta maqaalka.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan habka doorashada ama natiijooyinka ma jiraan.
Gunaanadka akhristaha
Dib u doorka Cali Guudlaawe wuxuu muujinayaa isbeddelada siyaasadeed ee socda ee HirShabelle iyo Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin arrimaha gaarka ah ee ka qayb qaatay dib u doorka Guudlaawe?
- Sidee ayey maamulka cusub u wajahaan caqabadaha siyaasadeed ee hadda jira Soomaaliya?
- Maxay yihiin saamaynta natiijooyinka doorashada madaxweyne ku xigeenka?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · cali · doortay · loogu
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada- Madaxweynaha Hirshabeelle iyo ku-xigeenkiisa oo la doortay
Puntland Post
- Sidee mucaaradka uga fal-celiyeen dib u doorashada Cali Guudlaawe?
Caasimada Online
- Muungaab oo ka hadlay dib u doorashada Cali Guudlaawe
Caasimada Online