Topic
Warkasta is tracking cali across 5 reports from 4 sources. Recent coverage touches magacaabay, salaad, and ahaa, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Cali Shucaac marka laga yimaado askarinimadiisii wuxuu ahaa nin aqoon dhaqameed iyo mid diimeeba lahaa iyo dad yaqaan waayo badan soo joogay

Jun 21(Jowhar)-Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar “Cali Balcad” ayaa si cad u beeniyay wararka lagu faafiyay baraha bulshada ee sheegaya inuu safar qarsoodi ah ku tegay dalka Isra’iil. Cali Balcad Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibbada Soomaaliya ayaa iska fogeeyay eedeymo la xiriira inuu safar qarsoodi ah ku tegey […]
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Danjire Salaad Cali Jeelle u magacaabay Lataliyaha Sare ee Madaxweynaha. Salaad Cali… Sii akhri
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo mudnaan gaar ah siinaya xoojinta howlaha talo-bixinta, qorsheynta, isku-dubbaridka iyo horumarinta, ayaa Mudane Danjire Salaad Cali Jeelle u magacaabay Lataliyaha Sare ee Madaxweynaha. Mudane Danjire Salaad Cali Jeelle ayaa muddo dheer mas’uuliyado kala duwan uga soo adeegay dalka, isagoo leh waayo-aragnimo iyo aqoon

Jun 07(Jowhar) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo mudnaan gaar ah siinaya xoojinta howlaha talo-bixinta, qorsheynta, isku-dubbaridka iyo horumarinta, ayaa Mudane Danjire Salaad Cali Jeelle u magacaabay Lataliyaha Sare ee Madaxweynaha. Mudane Danjire Salaad Cali Jeelle ayaa muddo dheer mas’uuliyado kala duwan uga soo adeegay dalka, isagoo leh waayo-ara