Topic
Warkasta is tracking doortay across 9 reports from 4 sources. Recent coverage touches baarlamaanka, iisul, and itoobiya, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Golaha Wakiillada maamulka Galmudug ayaa Liibaan Axmed Xasan u doortay hoggaamiyaha maamulkaas, kaddib doorasho maanta ka dhacday magaalada Dhuusamareeb. Liibaan Axmed Xasan ayaa helay 72 cod, halka musharraxii la tartamayay, Cabdulqaadir Cabdullaahi Diiriye, uu helay 14 cod. Sidoo kale, waxaa halaabay saddex cod. Natiijada doorashada waxaa ku dhawaaqay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, Xus

Cali Cabdullahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa markale loo doortay madaxweyanaha maamulka Hirshabeelle ee shanta sano soo socota, kaddib doorasho maanta ka… Sii akhri

Madaxweyne Cali Cabdullahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa mar kale dib loogu doortay hoggaamiyaha cusub ee maamul-goboleedka HirShabelle, kadib doorasho maanta ka dhacday magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe. Cali Guudlaawe ayaa la tartamay musharrax Nuur Cilmi Xalane oo ka tirsan xisbiga Ramaas, isaga oo uu ugu dambeyn kaga guuleystay tartanka doorashada…

Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod oo ka mid… Sii akhri

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed ayaa maanta dib loogu doortay inuu noqdo Ra’iisul Wasaaraha dalkaas. Baarlamaanka Itoobiya ayaa markii labaad u magacaabay Abiy inuu noqdo Ra’iisul Wasaaraha dalka kadib doorashadii baarlamaanka ee sanadkan iyo guushii uu xisbigiisa Prosperity Party ka gaaray. Guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiillada Shacabka Itoobiya, Axmed S
5 Oktoobar 2026: Baarlamaanka cusub ee Itoobiya ayaa maanta mar kale u doortay Abiy Axmed inuu noqdo Ra’iisul Wasaaraha dalka, taas oo ka dhigan in uu xilka…
Wasiirkii hore ee Maaliyadda Itoobiya, Axmed Shide, ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Shacabka ee Itoobiya, kadib markii maanta la daah-furay baarlamaanka cusub ee dalka. Axmed Shide,…

Mustafe Muxamed Cagjar ayaa mar kale loo doortay Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomalida isagoo helay muddo xileed cusub oo shan sano ah. Madaxweynaha ayaa waxaa cod aqlabiyad leh ku doortay Xildhibaannada Dowlad Deegaanka, tani oo fursad kale siineysa Cagjar oo ismaamulka hoggaaminaya, tan iyo isbeddelkii ka dhacay deegaanka sanadkii 2018, xilligaas…

Mustafe Maxamed Cumar (Cagjar) ayaa markale loo doortay in uu noqdo madaxweynaha 5 sano ee soo socota hoggaamin doona Dowlad… Sii akhri