Topic
Warkasta is tracking loogu across 4 reports from 3 sources. Recent coverage touches cali, dib, and doortay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Wararka ka imanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada difaaca shacabka ee Macawiisley ay ka soo baxeen qaar ka mid ah furimaha dagaalka, isla markaana ay ku qulqulayaan magaalada Beledweyne. Macawiisleyda, oo ah ciidamo ka soo jeeda deegaanka oo hore loogu abaabulay inay Ciidanka Xoogga Dalka ka taageeraan la dagaallanka maleeshiyada…

Madaxweyne Cali Cabdullahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa mar kale dib loogu doortay hoggaamiyaha cusub ee maamul-goboleedka HirShabelle, kadib doorasho maanta ka dhacday magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe. Cali Guudlaawe ayaa la tartamay musharrax Nuur Cilmi Xalane oo ka tirsan xisbiga Ramaas, isaga oo uu ugu dambeyn kaga guuleystay tartanka doorashada…

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Mucaaradka ayaa loogu baaqay in ay muujiyaan isu tanaasul, isla markaasna si degdeg ah dib loogu soo laabto Miiska Wada hadalka, si loo ilaaliyo Xasiloonida dalka. War-saxaafadeed ka soo baxay Bulshada Rayidka Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in ay gacan ka geysan doonaan fududeynta Wada hadallada iyo…

Iyadoo la fulinayo ballan-qaadkii Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, oo loo yaqaan “Gen. Khaalid”, ayaa maanta lacagihii loogu talagalay kharashaadka arooska la guddoonsiiyey shan askari oo ka tirsan ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Gorgor. Askartan ayaa ka tirsan Ururka 171-aad ee Guutada…