Golaha Mustaqbalka oo hal arrin dalbaday, kahor gogosha Xasan
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiGolaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, oo uu matalay Cabdulqaadir Cosoble Cali, ayaa dalbaday dhex-dhexaadin caalami ah ka hor wada-hadallada cusub ee uu dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, oo lagu qorsheeyay 14-18 Nofeembar, 2026, magaalada Muqdisho.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Cosoble oo qoraal kooban soo saaray ayaa sheegay in aan xal buuxa la gaari karin, haddii aan la hein dhex-dhexaadin caalami ah, isaga oo dalbaday in wada-hadallada cusub ay goobjoog ahaadaan wakiilada beesha caalamka ee fadhigoodu yahay gudaha magaaada Muqdisho.
- Xidhibaanka ayaa ku eedeeyay Villa Somalia in ay dooneyso inay ku adkeysato mowqifkeeda doorashada, iyaguna ay rabaan in si daah-furan looga wada-hadlo hannaan doorasho oo loo dhanyahay.
- “Dad badan ayaa na soo weydiiyay gogosha ay ku baaqday Xukuumadda iyo taliska waqti dhaafka ku jooga xukunka.
- Sidoo kale, wuxuu soo jeediyay in wadamada ay ciidamada ka joogaan gudaha Soomaaliya ay iyaguna qaataan doorkooda, ayna soo farageliyaan xaaladda cakiran ee dalka.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay doorka gaarka ah ee wakiilada caalamiga ah ay ku yeelan doonaan wada-hadallada?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Cabdulqaadir Cosoble Cali, oo kamid ah Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, ayaa sheegay in aan xal buuxa la gaari karin, haddii aan la hein dhex-dhexaadin caalami ah.
- Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa dalbaday in wakiilada beesha caalamka ay goobjoog ka noqdaan wada-hadallada cusub.
- Gogol wadatashi Qaran oo ka furmi doonta magaalada Muqdisho 14-18 Nofeembar, 2026.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Cabdulqaadir Cosoble Cali oo kamid ah Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa ka falceliyay gogosha uu dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dhawaan casuumaad u diray Xisbiga Nabad iyo Nolol, Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, Madasha Midnimo Qaran iyo Dalladda Bulshada Rayidka, si ay uga qaybgalaan gogol wadatashi Qaran oo ka furmi doonta magaalada Muqdisho 14-18 Nofeembar, 2026.
Cosoble oo qoraal kooban soo saaray ayaa sheegay in aan xal buuxa la gaari karin, haddii aan la hein dhex-dhexaadin caalami ah, isaga oo dalbaday in wada-hadallada cusub ay goobjoog ahaadaan wakiilada beesha caalamka ee fadhigoodu yahay gudaha magaaada Muqdisho.
Xidhibaanka ayaa ku eedeeyay Villa Somalia in ay dooneyso inay ku adkeysato mowqifkeeda doorashada, iyaguna ay rabaan in si daah-furan looga wada-hadlo hannaan doorasho oo loo dhanyahay.
“Dad badan ayaa na soo weydiiyay gogosha ay ku baaqday Xukuumadda iyo taliska waqti dhaafka ku jooga xukunka. Arrintaas waxaan ka dhihi lahaa: Maadaama gogol kasta oo gudaha ah ay hoggaanka Dowladda Federaalka u isticmaalayso adkaynta mowqifkeeda doorasho, waxaa muuqata inaan xal laga gaari karin khilaafka taagan iyadoo aan la helin dhexdhexaadin caalami ah,” ayuu yiri Mudane Cabdulqaadir Cosoble Cali.
Sidoo kale, wuxuu soo jeediyay in wadamada ay ciidamada ka joogaan gudaha Soomaaliya ay iyaguna qaataan doorkooda, ayna soo farageliyaan xaaladda cakiran ee dalka.
“Waxaa loo baahan yahay in dowladaha saaxiibbada Soomaaliya iyo, haddii loo baahdo, dowladaha ay ciidamadu ka joogaan dalka ee ka tirsan Midowga Afrika (sida Uganda, Kenya, Jabuuti iyo Burundi) ay qaataan doorkooda dammaanad-qaadka siyaasadeed, maadaama amniga ay naftooda u hurayaa,” ayuu sii raaciyay.
Dhankiisa Xoghayaha Golaha Mustaqbalka, Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) ayaa shalay sheegay inay horay u socdeen wada-hadallo u dhexeeyay kooxda Villa Soomaaliya iyo dhinacyada kala duwan ee mucaaradka, kuwaas oo marayay meel xasaasi ah, isla markaana loo ballansanaa bisha soo socota ee Nofeembar, sida uu ku sheegay wareysiga uu bixiyay.
Koofi ayaa sidoo kale xusay in gogosha cusub ee uu dhigay Madaxweynaha ay u arkaan mid lagu carqaladeynayo wahada-hadalladii horay u dhacay ee ay garwadeenka ka ahayd beesha caalamka, waxaase uu intaas ku daray in goluhu wada-tashi uu ka yeelanayo arrintaasi.
Si kastaba, Gogosha Madaxweynuhu fidiyay ayaa ku soo aaday xilli ay weli taagan tahay kala aragti duwanaanshaha u dhexeeya dowladda iyo mucaaradka, kaddib markii ay fashilmeen wada-hadallo hore oo muddo socday, kuwaas oo aan lagu gaarin heshiis wax ku ool ah.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, oo uu matalay Cabdulqaadir Cosoble Cali, ayaa dalbaday dhex-dhexaadin caalami ah ka hor wada-hadallada cusub ee uu dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, oo lagu qorsheeyay 14-18 Nofeembar, 2026, magaalada Muqdisho.
Qodobada muhiimka ah
- Cabdulqaadir Cosoble Cali, oo kamid ah Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, ayaa sheegay in aan xal buuxa la gaari karin, haddii aan la hein dhex-dhexaadin caalami ah.
- Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa dalbaday in wakiilada beesha caalamka ay goobjoog ka noqdaan wada-hadallada cusub.
- Gogol wadatashi Qaran oo ka furmi doonta magaalada Muqdisho 14-18 Nofeembar, 2026.
- Xoghayaha Golaha Mustaqbalka, Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) ayaa shalay sheegay inay horay u socdeen wada-hadallo u dhexeeyay kooxda Villa Soomaaliya iyo dhinacyada kala duwan ee mucaaradka.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha Villa Somalia ee ku saabsan eedeymaha ay soo jeedisay Golaha Mustaqbalka.
- Eedeymaha ku saabsan baahida loo qabo dhex-dhexaadin caalami ah iyo joogitaanka wakiilada caalamiga ah waxay ku saleysan yihiin kaliya hadallada Cabdulqaadir Cosoble Cali.
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan taariikhaha la qorsheeyay ee wada-hadallada.
Gunaanadka akhristaha
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa muujinaya baahida loo qabo in la helo ka qaybgal caalami ah si loo xalliyo khilaafaadka siyaasadeed ee socda.
Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay doorka gaarka ah ee wakiilada caalamiga ah ay ku yeelan doonaan wada-hadallada?
- Sidee ayay dowladda Soomaaliya uga jawaabi doontaa dalabka dhex-dhexaadinta caalamiga ah?
- Waa maxay cawaaqibka haddii wada-hadalladu aysan horseedin xal?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · golaha · mustaqbalka · xasan
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada