Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Qaraarka Taabbo-gelinta Dastuurka, Soomaaliya
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiGolaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay Qaraarka Taabbo-gelinta Dastuurka intii lagu guda jiray shir aan caadi ahayn.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- kaas oo loo igmaday dardargalinta fulinta dastuurka isla markaana uu waajibaadkooda qeyb ka yahay in muddo labo bilood ( 2) ah ay kusoo diyaariyaan, Xeer-nidaamiyaha dhismaha Xukuumadda, sida uu qabo Dastuurka, xeerkaas oo markii ugu horeysay uu dalka yeelanayo tan iyo 1968-dii, qeexayana tirada xukuumadda iyo waajibaadyada.
- Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay in Dastuurka uu Dhaqangal yahay, fulintiisana loo marayo marxalado kala duwan, isaga oo xusay in xukuumaddu ku howlan-tahay in sannadka soo socda ay dalka ka qabsoonto doorasho qof iyo cod ah oo heer Federaal ah, sida uu ku cad Dastuurka Dalka.
- Notify me of follow-up comments by email.
- Go’aan la gaarayGuddiga ka kooban wasiirro ayaa la magacaabay si loo dardargeliyo fulinta dastuurka.
Sida ay sheegtay Hiiraanweyn
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee guddigu qaadi doono si loo dardargeliyo fulinta?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay Qaraarka Taabbo-gelinta Dastuurka.
- Guddiga ka kooban wasiirro ayaa la magacaabay si loo dardargeliyo fulinta dastuurka.
- Guddiga waxaa loo igmaday in muddo labo bilood (2) ah ay kusoo diyaariyaan, Xeer-nidaamiyaha dhismaha Xukuumadda.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Talaado 13 October 2026 {HMC} Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay shir aan caadi ahayn, ayaa ka hadlay fulinta Dastuurka, dowlad-dhiska, xoojinta hey’adaha iyo horumarinta nidaamyada Maamulka Qaranka, kuwaas oo door muhiim ah ka qaadanaya xaqiijinta masuuliyadda hey’adaha kala duwan ee dowladda.
Shirka oo uu guddoomiyey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyay Qaraarka Taabbo-gelinta Dastuurka, iyada oo goluhu u saaray Guddi ka kooban wasiirro oo uu guddoominayo Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka,
kaas oo loo igmaday dardargalinta fulinta dastuurka isla markaana uu waajibaadkooda qeyb ka yahay in muddo labo bilood ( 2) ah ay kusoo diyaariyaan, Xeer-nidaamiyaha dhismaha Xukuumadda, sida uu qabo Dastuurka, xeerkaas oo markii ugu horeysay uu dalka yeelanayo tan iyo 1968-dii, qeexayana tirada xukuumadda iyo waajibaadyada.
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay in Dastuurka uu Dhaqangal yahay, fulintiisana loo marayo marxalado kala duwan, isaga oo xusay in xukuumaddu ku howlan-tahay in sannadka soo socda ay dalka ka qabsoonto doorasho qof iyo cod ah oo heer Federaal ah, sida uu ku cad Dastuurka Dalka.
Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.
Notify me of follow-up comments by email.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay Qaraarka Taabbo-gelinta Dastuurka intii lagu guda jiray shir aan caadi ahayn.
Qodobada muhiimka ah
- Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay Qaraarka Taabbo-gelinta Dastuurka.
- Guddiga ka kooban wasiirro ayaa la magacaabay si loo dardargeliyo fulinta dastuurka.
- Guddiga waxaa loo igmaday in muddo labo bilood (2) ah ay kusoo diyaariyaan, Xeer-nidaamiyaha dhismaha Xukuumadda.
- Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay in Dastuurka uu Dhaqangal yahay, fulintiisana loo marayo marxalado kala duwan.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada aan ku jirin Golaha Wasiirrada.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan sheegashooyinka maqaalka laguma bixin.
- Maqaalku ma caddaynayo qaab-dhismeedka guddiga la magacaabay.
Gunaanadka akhristaha
Ansixinta Golaha Wasiirrada ee Qaraarka Taabbo-gelinta Dastuurka waxay calaamad u tahay tallaabo loo qaaday fulinta waajibaadka dastuuriga ah ee Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee guddigu qaadi doono si loo dardargeliyo fulinta?
- Sidee bulshada loogu dari doonaa habka dastuuriga ah?
- Maxay yihiin caqabadaha ay dowladda wajihi doonto marka la qabanayo doorashooyinka federaalka sanadka soo socda?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Hiiraanweyn
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · dastuurka · golaha · soomaaliya
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada