Golaha Wasiirrada oo ansixiyay wax-ka-beddelka Xeerarka Doorashooyinka iyo Xisbiyada Siyaasadda
Waxa dhacay
Hal il · Shabelle Media
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay wax-ka-beddelka Xeerka Doorashooyinka Qaranka iyo Xeerka Ururrada iyo Xisbiyada Siyaasadda kulan aan caadi ahayn.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Go’aan la gaarayWax-ka-beddelka la ansixiyay ayaa lagu sameeyay 23 qodob oo ka mid ah Xeerka Doorashooyinka Qaranka iyo siddeed qodob oo Xeerka Ururrada iyo Xisbiyada Siyaasadda ah, iyadoo isbeddelladan lagu sheegay inay waafaqsan yihiin Dastuurka dalka.
- Go’aan la gaarayQodobada muhiimka ah ee la ansixiyay waxaa ka mid ah in shacabka Soomaaliyeed ay si toos ah u soo dooran doonaan goleyaasha deegaanka, wakiillada dowlad-goboleedyada iyo xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
- Go’aan la gaarayDhanka nidaamka xisbiyada siyaasadda, waxaa la ansixiyay in urur siyaasadeedka doorashada heer federaal ka hela ugu yaraan 10% codadka uu yeelanayo aqoonsiga xisbi qaran.
- Go’aan la gaarayDhanka kale, Golaha Wasiirrada ayaa kulanka ku ansixiyay heshiis dhexmaraya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay, kaas oo lagu dhisayo xarun uu dalka ku yeelanayo Xafiiska Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobay (OHCHR).
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin isbeddellada gaarka ah ee lagu sameeyay qodobada sharciga?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay wax-ka-beddelka Xeerka Doorashooyinka Qaranka iyo Xeerka Ururrada iyo Xisbiyada Siyaasadda.
- Wax-ka-beddelka la ansixiyay ayaa lagu sameeyay 23 qodob oo ka mid ah Xeerka Doorashooyinka Qaranka iyo siddeed qodob oo Xeerka Ururrada iyo Xisbiyada Siyaasadda ah.
- Qodobada muhiimka ah ee la ansixiyay waxaa ka mid ah in shacabka Soomaaliyeed ay si toos ah u soo dooran doonaan goleyaasha deegaanka, wakiillada dowlad-goboleedyada iyo xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
MUQDISHO – Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan aan caadi ahayn oo caawa ay yeesheen ku ansixiyay wax-ka-beddelka Xeerka Doorashooyinka Qaranka iyo Xeerka Ururrada iyo Xisbiyada Siyaasadda.
Wax-ka-beddelka la ansixiyay ayaa lagu sameeyay 23 qodob oo ka mid ah Xeerka Doorashooyinka Qaranka iyo siddeed qodob oo Xeerka Ururrada iyo Xisbiyada Siyaasadda ah, iyadoo isbeddelladan lagu sheegay inay waafaqsan yihiin Dastuurka dalka.
Qodobada muhiimka ah ee la ansixiyay waxaa ka mid ah in shacabka Soomaaliyeed ay si toos ah u soo dooran doonaan goleyaasha deegaanka, wakiillada dowlad-goboleedyada iyo xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Sidoo kale, waxaa la qeexay in goleyaasha la soo doorto ay dooran doonaan madaxda kale ee hay’adaha dowliga ah, oo uu ku jiro Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Dhanka nidaamka xisbiyada siyaasadda, waxaa la ansixiyay in urur siyaasadeedka doorashada heer federaal ka hela ugu yaraan 10% codadka uu yeelanayo aqoonsiga xisbi qaran. Sidoo kale, musharraxiinta u tartamaya kuraasta xildhibaannada ayaa lagu soo gudbin doonaa habka liiska xiran.
Dhanka kale, Golaha Wasiirrada ayaa kulanka ku ansixiyay heshiis dhexmaraya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay, kaas oo lagu dhisayo xarun uu dalka ku yeelanayo Xafiiska Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobay (OHCHR).
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay wax-ka-beddelka Xeerka Doorashooyinka Qaranka iyo Xeerka Ururrada iyo Xisbiyada Siyaasadda kulan aan caadi ahayn.
Qodobada muhiimka ah
- Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay wax-ka-beddelka Xeerka Doorashooyinka Qaranka iyo Xeerka Ururrada iyo Xisbiyada Siyaasadda.
- Wax-ka-beddelka la ansixiyay ayaa lagu sameeyay 23 qodob oo ka mid ah Xeerka Doorashooyinka Qaranka iyo siddeed qodob oo Xeerka Ururrada iyo Xisbiyada Siyaasadda ah.
- Qodobada muhiimka ah ee la ansixiyay waxaa ka mid ah in shacabka Soomaaliyeed ay si toos ah u soo dooran doonaan goleyaasha deegaanka, wakiillada dowlad-goboleedyada iyo xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
- Golaha Wasiirrada ayaa kulanka ku ansixiyay heshiis dhexmaraya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay, kaas oo lagu dhisayo xarun uu dalka ku yeelanayo Xafiiska Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobay (OHCHR).
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabo ka yimid dhinacyada ku lugta leh go'aanka.
- Eedeymaha waxay ku saleysan yihiin kaliya bayaannada Golaha Wasiirrada.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan wax-ka-beddelka ama saameyntooda lama bixiyo.
Gunaanadka akhristaha
Golaha Wasiirrada ayaa sameeyay isbeddelo muhiim ah oo ku saabsan shuruucda doorashada Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin isbeddellada gaarka ah ee lagu sameeyay qodobada sharciga?
- Sidee ayey waxyaabahan u saameyn doonaan doorashooyinka soo socda?
- Maxay yihiin talaabooyinka xiga ee lagu hirgelinayo isbeddeladan?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · doorashooyinka · wax · ansixiyay
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada