Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo wax ka beddel ku sameeyay sharciga doorashooyinka
Waxa dhacay
Hal il · Puntland Post
Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa ansixiyey wax ka beddelka sharciga doorashooyinka kulan aan caadi ahayn.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaare Xamse waxaa wax-ka beddelkan lagu saleeyay dhaqangelinta dastuurka cusub, maadaamaa xeerarkan ay meel-mareen ka hor ansixintii dastuurka, tahayna in xeerarka la waafajiyo dastuurka.
- Qodobada wax laga badeley si dastuurka loo waafajiyo waxaa ka mid ah in shacabka soo doortaan goleyaasha deegaanka iyo wakiiladda dowlad-goboleedyada iyo xubnaha labada aqal ee baarlamaanka federaalka, halka laga bilaabo guddoomiye segmo illaa madaxweynaha jamhuuriyadda ay dooran doonaan goleyaashaasi.
- Qodobadda wax laga badeley ee xeerka ururrada iyo xisbiyada waxaa ka mid ah in urur-siyaasadeedkii doorashada heer federaal ka hela codad dhan 10% uu si rasmi ah u noqonayo xisbi qaran.
- Golaha wasiirrada ayaa isku raacay in guddiga madaxa-bannaan ee doorashooyinka iyo soohdimaha uu awood u leeyahay in uu la yimaado farsamo la xiriirta fududeynta diiwaangelinta iyo codeynta muwaadiniinta, iyada oo la cuskanayo qodobka dastuurka ku jira ee faraya in muwaadiniinta loo fududeeyo hannaanka cod-bixinta.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin isbeddellada gaarka ah ee lagu sameeyay qodobada sharciga doorashada?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Wax-ka-beddelka waxaa ka mid ah 23 qodob oo ka mid ah xeerka doorashada iyo 8 qodob oo ka mid ah xeerka ururrada iyo xisbiyada.
- Wax-ka-beddelkan waxaa lagu saleeyay dhaqangelinta dastuurka cusub.
- Urur-siyaasadeedkii doorashada heer federaal ka hela codad dhan 10% uu si rasmi ah u noqonayo xisbi qaran.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay kulan aan caadi ahayn ayaa ansixiyey hindise-sharciyeedka wax ka beddelka xeerka ururrada & xisbiyada siyaasadda iyo wax ka beddelka xeerka doorashooyinka qaranka ee soo baxay 28 Nofeembar 2024.
Sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaare Xamse waxaa wax-ka beddelkan lagu saleeyay dhaqangelinta dastuurka cusub, maadaamaa xeerarkan ay meel-mareen ka hor ansixintii dastuurka, tahayna in xeerarka la waafajiyo dastuurka. Waxaa la xusay in wax-ka-beddelka lagu sameeyay 23 qodob oo ka mid ah xeerka doorashada iyo 8 qodob oo ka mid ah xeerka ururrada iyo xisbiyada.
Qodobada wax laga badeley si dastuurka loo waafajiyo waxaa ka mid ah in shacabka soo doortaan goleyaasha deegaanka iyo wakiiladda dowlad-goboleedyada iyo xubnaha labada aqal ee baarlamaanka federaalka, halka laga bilaabo guddoomiye segmo illaa madaxweynaha jamhuuriyadda ay dooran doonaan goleyaashaasi.
Qodobadda wax laga badeley ee xeerka ururrada iyo xisbiyada waxaa ka mid ah in urur-siyaasadeedkii doorashada heer federaal ka hela codad dhan 10% uu si rasmi ah u noqonayo xisbi qaran. Sidoo kale golaha wasiirrada ayaa isku raacay in ururrada ay musharixiinta xildhibaannada ku gudbiyaan habka loo yaqaan diiwaanka xiran (liiska xiran).
Golaha wasiirrada ayaa isku raacay in guddiga madaxa-bannaan ee doorashooyinka iyo soohdimaha uu awood u leeyahay in uu la yimaado farsamo la xiriirta fududeynta diiwaangelinta iyo codeynta muwaadiniinta, iyada oo la cuskanayo qodobka dastuurka ku jira ee faraya in muwaadiniinta loo fududeeyo hannaanka cod-bixinta.
Madaxtooyada Puntland ayaa war-murtiyeed ka soo saartay shirweyne hal maalin ka socday Garowe oo looga hadlay sidii dib-u-eegis iyo horumarin loogu sameyn…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhoweeyey booqoshada uu madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni dhawaan ku imanayo magaalada Muqdisho.…
Ciidanka Booliska Puntland ayaa sheegay in ay magalada caasimadda ah ee Garoowe ku qabteen gaadiid waday maandooriyaha khamriga iyo rag ku eedeysan…
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa ansixiyey wax ka beddelka sharciga doorashooyinka kulan aan caadi ahayn.
Qodobada muhiimka ah
- Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa ansixiyey wax ka beddelka sharciga doorashooyinka kulan aan caadi ahayn.
- Wax-ka-beddelka waxaa ka mid ah 23 qodob oo ka mid ah xeerka doorashada iyo 8 qodob oo ka mid ah xeerka ururrada iyo xisbiyada.
- Wax-ka-beddelkan waxaa lagu saleeyay dhaqangelinta dastuurka cusub.
- Urur-siyaasadeedkii doorashada heer federaal ka hela codad dhan 10% uu si rasmi ah u noqonayo xisbi qaran.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha la soo bandhigay.
- Ma jiraan jawaabo ka yimid xisbiyada mucaaradka ama dhaleeceeyayaasha.
- Faahfaahinta ku saabsan sida wax-ka-beddelka loo hirgelin doono lama cayimin.
Gunaanadka akhristaha
Golaha Wasiirrada ayaa sameeyay wax ka beddel muhiim ah oo ku saabsan sharciga doorashooyinka Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin isbeddellada gaarka ah ee lagu sameeyay qodobada sharciga doorashada?
- Sidee ayaa wax-ka-beddeladan loo hirgelin doonaa?
- Maxay yihiin jawaabaha ka yimid xisbiyada siyaasadeed ee ku saabsan isbeddeladan?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Puntland Post
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · golaha · soomaaliya · wax
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada