Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan muhiim ah la qaatay Guddiga Garsoorka, Awqaafta iyo Arrimaha Diinta
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiGuddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim ah la qaatay Guddiga Garsoorka, Awqaafta iyo Arrimaha Diinta.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Kulanka oo uu ka qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa diiradda lagu saaray dib-u-eegista iyo casriyeynta Hindise-Sharciyeedka Sharciga Ciqaabta Soomaaliya,oo horyaalla Golaha, si uu ula jaanqaado isbeddellada bulsho, dhaqaale iyo teknoolojiyadeed ee dalka ka dhacay, ugana jawaabo noocyada cusub ee dembiyada, gaar ahaan kuwa la xiriira teknoolojiyadda iyo nidaamyada macluumaadka.
- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) Ayaa sheegay in Casriyeynta Sharciga Ciqaabtu uu yahay tallaabo muhiim u ah xoojinta caddaaladda, ilaalinta xuquuqda muwaadiniinta, sugidda amniga iyo kala dambeynta bulshada, iyo sidoo kale dhismaha nidaam sharciyeed oo waafaqsan baahiyaha Soomaaliyada maanta iyo mustaqbalka.
- Notify me of follow-up comments by email.
Sida ay sheegtay Hiiraanweyn
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin isbeddelada gaarka ah ee lagu soo jeedinayo Sharciga Ciqaabta?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Kulanka oo uu ka qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa diiradda lagu saaray dib-u-eegista iyo casriyeynta Hindise-Sharciyeedka Sharciga Ciqa
- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) Ayaa sheegay in Casriyeynta Sharciga Ciqaabtu uu yahay tallaabo muhiim u ah xoojinta caddaaladda, ilaalinta xuquuqda muwaadiniinta.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Talaado 13 October 2026 {HMC} Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa kulan muhiim ah la qaatay Guddiga Garsoorka, Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Golaha Shacabka.
Kulanka oo uu ka qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa diiradda lagu saaray dib-u-eegista iyo casriyeynta Hindise-Sharciyeedka Sharciga Ciqaabta Soomaaliya,oo horyaalla Golaha, si uu ula jaanqaado isbeddellada bulsho, dhaqaale iyo teknoolojiyadeed ee dalka ka dhacay, ugana jawaabo noocyada cusub ee dembiyada, gaar ahaan kuwa la xiriira teknoolojiyadda iyo nidaamyada macluumaadka.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) Ayaa sheegay in Casriyeynta Sharciga Ciqaabtu uu yahay tallaabo muhiim u ah xoojinta caddaaladda, ilaalinta xuquuqda muwaadiniinta, sugidda amniga iyo kala dambeynta bulshada, iyo sidoo kale dhismaha nidaam sharciyeed oo waafaqsan baahiyaha Soomaaliyada maanta iyo mustaqbalka.
Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.
Notify me of follow-up comments by email.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim ah la qaatay Guddiga Garsoorka, Awqaafta iyo Arrimaha Diinta. Kulanka oo uu ka qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ayaa diiradda lagu saaray dib-u-eegista iyo casriyeynta Hindise-Sharciyeedka Sharciga Ciqaabta Soomaaliya.
Qodobada muhiimka ah
- Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim ah la qaatay Guddiga Garsoorka, Awqaafta iyo Arrimaha Diinta.
- Kulanka oo uu ka qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa diiradda lagu saaray dib-u-eegista iyo casriyeynta Hindise-Sharciyeedka Sharciga Ciqa
- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) Ayaa sheegay in Casriyeynta Sharciga Ciqaabtu uu yahay tallaabo muhiim u ah xoojinta caddaaladda, ilaalinta xuquuqda muwaadiniinta.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada kale ee ku lug leh.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan sheegashooyinka ma jiraan.
- Maqaalku ma caddeynayo natiijooyinka ama go'aannada lagu gaaray kulanka.
Gunaanadka akhristaha
Kulanka wuxuu muujinayaa dadaallada socda ee lagu casriyeynayo qaab-dhismeedka sharciga Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin isbeddelada gaarka ah ee lagu soo jeedinayo Sharciga Ciqaabta?
- Maxay yihiin tallaabooyinka xiga ee ka dambeeya kulankan?
- Sidee loo hirgelin doonaa casriyeynta Sharciga Ciqaabta?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Hiiraanweyn
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · golaha · garsoorka · awqaafta