Topic
Warkasta is tracking awqaafta across 1 report from 1 source. Recent coverage touches garsoorka and golaha, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa kulan muhiim ah la qaatay Guddiga Garsoorka, Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Golaha Shacabka. Kulanka oo uu ka qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa diiradda lagu…