Luqadda akhriska
Waxaad akhrinaysaa qoraalka Soomaaliga.
HOGGAAMIYAHA KOONFUR GALBEED OO BOOQASHO SHAQO KU TAGAY XARUNTA WASAARADDA WARFAAFINTA
Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa booqasho shaqo ku tagay xarunta Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta Bulshada ee Dowladda Koonfur Galbeed, oo dib-u-casriyeyn iyo horumarin lagu sameeyey.<br> Hoggaamiyaha ayaa xarunta wasaaradda waxaa ku soo dhoweeyey Wasiirka, Wasiir Ku-xigeenka, Agaasimaha Guud iyo howlwadeennada Wasaaradda Warfaa
Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa booqasho shaqo ku tagay xarunta Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta Bulshada.
Maxaa la shaaciyey
- Hoggaamiyaha ayaa kormeer ku sameeyey qaybaha kala duwan ee wasaaradda, isagoo u kuurgalay shaqada iyo adeegyada ay wasaaraddu u hayso bulshada.
- Mudane Sheekh Aadan Madoobe ayaa bogaadiyey dadaallada lagu horumarinayo xarunta wasaaradda.
- Hoggaamiyaha ayaa ballanqaaday in dowladda ay diyaar u tahay dhammaystirka wixii ka dhiman horumarinta wasaaradda.
“Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa xusay muhiimadda ay leedahay in hay’adaha dowladda loo sameeyo xarumo casri ah.”
Sababta ay muhiim u tahay: Waqtigan, horumarinta wasaaradda warfaafinta ayaa muhiim u ah bulshada si loo helo xog sugan oo la isku halayn karo.

Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahAsalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa booqasho shaqo ku tagay xarunta Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta Bulshada ee Dowladda Koonfur Galbeed, oo dib-u-casriyeyn iyo horumarin lagu sameeyey.<br>
Hoggaamiyaha ayaa xarunta wasaaradda waxaa ku soo dhoweeyey Wasiirka, Wasiir Ku-xigeenka, Agaasimaha Guud iyo howlwadeennada Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta Bulshada.
Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa kormeer ku sameeyey qaybaha kala duwan ee wasaaradda, isagoo u kuurgalay shaqada iyo adeegyada ay wasaaraddu u hayso bulshada, gaar ahaan howlaha warfaafinta, wacyigelinta iyo gudbinta xogaha rasmiga ah ee dowladda.
Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa bogaadiyey dadaallada lagu horumarinayo xarunta wasaaradda, isagoo xusay muhiimadda ay leedahay in hay’adaha dowladda loo sameeyo xarumo casri ah oo awood u siinaya inay si hufan uga jawaabaan baahiyaha bulshada.<br>Hoggaamiyaha ayaa sidoo kale ballanqaaday in dowladda ay diyaar u tahay dhammaystirka wixii ka dhiman horumarinta wasaaradda.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Somali National TV
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.