Topic
xarunta
Warkasta is tracking xarunta across 6 reports from 5 sources. Recent coverage touches kennedy, canshuurta, and degmada, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Compare coverage on xarunta
- Xarunta Kennedy oo Magaca Trump ka saartay sharaftiisa iyo aqoonsigiisa
- Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo ka qayb galay kulan dadweyne oo lagu qabtay Xarunta Degmada Shingaani
- Wasiirro ka Tirsan Xukuumadda Federaalka oo Booqday Xarunta Xaawa Taako
- Xiisad Ka Xoogan Taagan Xarunta Canshuurta ee Degmada Afgooye
- Trump oo loo Diiday in Magaciisa Lagu Daro Xarunta Kennedy Center
- Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray xarunta degmada Shingaani
Latest reporting

Xarunta Kennedy oo Magaca Trump ka saartay sharaftiisa iyo aqoonsigiisa
Kahor waaberigii Washington, shaqaaluhu waxay si aamusnaan ah u bilaabeen inay magaca Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ka saaraan Xarunta Kennedy – taasoo si degdeg ah uga noqotay wax ka yar lix bilood ka dib markii waraaqaha la rakibay iyo jawaab toos ah oo ku saabsan xukunkii garsoore federaal ah oo ahaa in magaca astaanta ah […]

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo ka qayb galay kulan dadweyne oo lagu qabtay Xarunta Degmada Shingaani
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa caawa hoggaamiyay kulan wacyigelin iyo baraarujin bulsho ah oo ka dhacay xarunta degmada Shingaani ee Gobolka Banaadir, kaas oo diiradda lagu saaray U-diyaar-garowga munaasabadaha Todobaadka Xorriyadda, Bilic-soo-celinta iyo Adkeynta amniga. Kulanka oo ay sidoo kale k

Wasiirro ka Tirsan Xukuumadda Federaalka oo Booqday Xarunta Xaawa Taako
MUQDISHO – Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa booqasho ku tagay Xarunta Nabadda, Horumarinta iyo Gargaarka Banii’aadannimo ee Xaawa Taako, halkaas oo ay kula kulmeen masuuliyiinta xarunta iyo qaar ka mid ah madax hore oo dowladeed. Mas’uuliyiinta booqashada ka qeyb galay ayaa kala ahaa Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka Xasan Macallin Maxamuud, Wasiiru Dowlaha [&#

Xiisad Ka Xoogan Taagan Xarunta Canshuurta ee Degmada Afgooye
Afgooye, Soomaaliya – Waxaa laga soo waramayaa xiisad culus ka taagan xarunta canshuuraha iyo saldhigga booliiska ee degmada Afgooye, kadib muran la xiriira nidaamka ururinta canshuuraha. Ciidanka Daraawiishta Koonfur-Galbeed ay hareereeyeen xarunta degmada iyo saldhigga booliiska, iyagoo maalintii labaad ka hor taagan in la qaado canshuurta ka soo xaroota mootooyinka ka shaqeeya gudaha deg
Trump oo loo Diiday in Magaciisa Lagu Daro Xarunta Kennedy Center
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay inuu qorsheynayo inuu ka laabto hoggaankiisa Xarunta Farshaxanka ee John F Kennedy, ka dib markii garsoore federaal ah uu go’aamiyay in magaciisa aanu ku qornaan karin dhismaha. Jimcihii, qoraal ka kooban 580 eray oo, uu Trump soo dhigay bartiisa loo yaqaano True Social wuxuu ku dhaleeceeyay Garsoore Christopher Cooper […]
Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray xarunta degmada Shingaani
Muungaab oo ka jaray xarigga xarunta cusub ee degmada Shingaani – ‘Adeegga dadweynaha ayaa sare loo qaaday Muqdisho, Maajo 25, 2026 – Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta si rasmi ah u xarigga ka jaray Xarunta Maamulka Degmada Shingaani, ka dib dib-u-dhis iyo casriyeyn ballaaran lagu sameeyay, […]