Topic
Warkasta is tracking warfaafinta across 3 reports from 1 source. Recent coverage touches wasiirka, azerbaijan, and qaabilay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Baku, Azerbaijan – Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa magaalada Baku kulan kula yeeshay Wasiirka Dhaqanka ee Jamhuuriyadda Azerbaijan, Mudane Adil Karimli. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iyo iskaashiga Soomaaliya iyo Azerbaijan ee dhinacyada dhaqanka, fanka, is-weydaarsiga khibradah

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa xarunta wasaaradda ku qaabilay Safiirka Dowladda Aljeeriya u fadhiya Soomaaliya, Danjire Maxamed Caliim. Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka taariikhiga ah iyo iskaashiga soo jireenka ah ee Soomaaliya iyo Aljeeriya, gaar ahaan dhinacyada warfaafinta,

Nairobi, Kenya – Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya kulan kula yeeshay Wakiilka Sare ee Hindiya u fadhiya Kenya, ahna Safiirka Hindiya ee Soomaaliya, Mudane Adarsh Swaika. Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta iskaashiga Soomaaliya iyo Hindiya ee dhinacyada warfaafinta i