Topic
Warkasta is tracking booqasho across 3 reports from 1 source. Recent coverage touches iata, itoobiya, and shaqo, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Muqdisho – Madaxweyne ku-xigeenka Afrika iyo Bariga Dhexe ee Ururka Caalamiga ah ee Gaadiidka Cirka (IATA), Kamil H. Al-Awadhi, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta booqasho rasmi ah ku yimid caasimadda Muqdisho. Booqashadan ayaa taariikhi ah, maadaama ay tahay markii ugu horreysay ee Soomaaliya ay qaabbisho wafdi heer sare ah oo ka socda hoggaanka IATA,…

Trieste, Talyaaniga – Wafdi uu hoggaaminayay Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Mudane Amb. Maxamed Cali Nuur Ameeriko, ayaa booqasho shaqo ku tagay magaalada Trieste ee gobolka Friuli Venezia Giulia ee dalka Talyaaniga. Wafdiga waxaa ka mid ahaa Maareeyaha Guud ee Dekedaha Soomaaliya, Cabdulqaadir Xaaji Xasan (Gureey), Prof. Khalid Macow, Ku-xigeenka Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

ADDIS ABABA, Itoobiya — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa booqasho shaqo oo hal maalin ah ku tagay magaalada Addis Ababa ee caasimadda Itoobiya. Madaxweynaha ayaa halkaasi kulan muhiim ah kula yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Mudane Abiy Ahmed, iyadoo labada dhinac ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga u dhexeeya Soomaaliya…