Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Goobjoog Somaligeneral

Isbarbardhig: Sidee Labada Dastuur uga kala Hadleen Laanta Garsoorka?

Hordhac Inkastoo Dastuurka Kumeel Gaarka (2012) gudihiisa, gaar ahaan Cutubka 15aad, lagu qeexay habraaca qabyotirka iyo dib-u-eegista dastuurka, haddana muddo dheer ayuu ahaa mid qabyo ah, waxaana awoodi waayay inay…

SO
Isbarbardhig: Sidee Labada Dastuur uga kala Hadleen Laanta Garsoorka?
Sawir / xog muuqaal ah · Goobjoog Somali

Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa 04/03/2026 ansixiyay wax-ka-beddelka dastuurka, iyadoo 222 xildhibaan ay cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen.

Maxaa la shaaciyey

  1. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dadaal xooggan ku bixiyay dhammaystirka iyo dib-u-eegista dastuurka kumeelgaarka ah.
  2. Dastuurka cusub wuxuu ballaariyay cutubka garsoorka, isagoo ka kooban 24 qodob.
  3. Doodo iyo murano siyaasadeed ayaa ka dhashay habraaca wax-ka-beddelka dastuurka.

Macnaha guud

Dastuurka Kumeel Gaarka (2012) ayaa muddo dheer ahaa mid qabyo ah, iyadoo dowladihii kala danbeeyay aysan dhameystirin.

Doodaha iyo muranada ka dhashay wax-ka-beddelka dastuurka waa kuwo aan bar dhammaad lahayn.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud
Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya
04/03/2026

Sababta ay muhiim u tahay: Wax-ka-beddelka dastuurka wuxuu saameyn ku yeelan karaa nidaamka garsoorka iyo sharciyada dalka.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Goobjoog Somali

Hordhac

Inkastoo Dastuurka Kumeel Gaarka (2012) gudihiisa, gaar ahaan Cutubka 15aad, lagu qeexay habraaca qabyotirka iyo dib-u-eegista dastuurka, haddana muddo dheer ayuu ahaa mid qabyo ah, waxaana awoodi waayay inay dhameystiraan ama wax-ka-beddel ku sameeyaan dowladihii kala danbeeyay ee dalka soo maray tan iyo sanadkii 2012. Dowladdii ugu horreysay ee lagu soo dhisay dastuurkaas oo uu hoggaaminayay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud sanadihii 2012–2017, iyo dawladdii xigtay ee Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ee 2017–2022, midkoodna kuma guulaysan inuu soo gabagabeeyo dib-u-eegista dastuurka.

Hasayeeshee, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo mar kale dib loo doortay 15kii May 2022, ayaa muddaxileedkiisa labaad dadaal xooggan ku bixiyay dhammaystirka iyo dib-u-eegista dastuurka kumeelgaarka ah. Ugu danbayn, taariikhda 04/03/2026 Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa kulan wadajir ku ahaayeen labada aqal, ku meel mariyay Wax-ka-beddelka Dastuurka, iyadoo ay kulankaasi goobjoog ahaayeen 222 xildhibaan, kuwaas oo dhammaantood cod aqlabiyad ah ku ansixiyay dastuurka.

Ka dib ansixinta Baarlamaanka, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah u saxiixay wax-ka-beddelka dastuurka taariikhda 08/03/2026.

Isha: Goobjoog Somali. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Goobjoog Somali
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneraldastuurugagarsoorka
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.

La socodsii

Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.