Kenya oo Xaqiijisay Kiiskii Sideedaad ee Ebola
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiDowladda Kenya ayaa xaqiijisay kiis cusub oo cudurka Ebola ah, taasoo tirada guud ee dadka laga helay cudurka dalkaas ka dhigaysa siddeed qof.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Kiiska ugu dambeeyay ayaa laga helay nin 49 jir ah oo ka shaqaynayay isbitaalka, kaas oo hawshiisu ahayd nadiifinta weelasha iyo gogosha bukaannada.
- Ninkan ayaa la sheegay inay suuragal tahay inuu cudurka ka qaaday xiriir uu la yeeshay bukaankii ugu horreeyay ee Ebola laga helay Kenya, kaas oo ku geeriyooday isbitaal ku yaalla Nairobi 5-tii Oktoobar 2026.
- Sida ay sheegeen saraakiisha caafimaadka, ninka cusub ayaa yeeshay qandho, madax-xanuun iyo murqo-xanuun.
- Kiisaskan ayaa la xiriira faafitaanka cudurka Ebola ee nooca Bundibugyo , kaas oo markii hore laga soo sheegay Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo, kaddibna kiis laga helay qof u safray Kenya isaga oo sii maray Uganda.
Sida ay sheegtay Goobjoog Somali
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku wuxuu muujinayaa xaaladda caafimaad ee sii socota ee Kenya ee la xiriirta Ebola, isagoo adkeynaya baahida loo qabo feejignaan iyo tallaabooyin ka hortag ah.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka la qaadayo si looga hortago faafitaanka cudurka Ebola?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Kiiska ugu dambeeyay ayaa laga helay nin 49 jir ah oo ka shaqaynayay isbitaalka.
- Ninkan ayaa la sheegay inay suuragal tahay inuu cudurka ka qaaday xiriir uu la yeeshay bukaankii ugu horreeyay ee Ebola laga helay Kenya.
- Wasaaradda Caafimaadka Kenya ayaa sheegtay in la aqoonsaday 130 qof oo xiriir la yeeshay bukaankii ugu horreeyay, iyadoo 128 ka mid ah lagu hayo karantiil ama kormeer caafimaad.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Dowladda Kenya ayaa xaqiijisay kiis cusub oo cudurka Ebola ah, taasoo tirada guud ee dadka laga helay cudurka dalkaas ka dhigaysa siddeed qof, sida ay sheegeen saraakiisha caafimaadka ee dalkaasi.
Kiiska ugu dambeeyay ayaa laga helay nin 49 jir ah oo ka shaqaynayay isbitaalka, kaas oo hawshiisu ahayd nadiifinta weelasha iyo gogosha bukaannada.
Ninkan ayaa la sheegay inay suuragal tahay inuu cudurka ka qaaday xiriir uu la yeeshay bukaankii ugu horreeyay ee Ebola laga helay Kenya, kaas oo ku geeriyooday isbitaal ku yaalla Nairobi 5-tii Oktoobar 2026.
Sida ay sheegeen saraakiisha caafimaadka, ninka cusub ayaa yeeshay qandho, madax-xanuun iyo murqo-xanuun. Waxaa la karantiilay, waxaana baaritaan lagu sameeyay oo xaqiijiyay inuu qabo cudurka.
Kiisaskan ayaa la xiriira faafitaanka cudurka Ebola ee nooca Bundibugyo , kaas oo markii hore laga soo sheegay Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo, kaddibna kiis laga helay qof u safray Kenya isaga oo sii maray Uganda.
Wasaaradda Caafimaadka Kenya ayaa sheegtay in la aqoonsaday 130 qof oo xiriir la yeeshay bukaankii ugu horreeyay, iyadoo 128 ka mid ah lagu hayo karantiil ama kormeer caafimaad.
Dowladda ayaa sidoo kale xoojisay baaritaannada caafimaad ee garoomada diyaaradaha iyo xuduudaha dalka.
Inkasta oo tirada kiisasku korortay, haddana saraakiisha caafimaadka ayaa sheegay in ilaa waqtigan aan la hayn caddeyn muujinaysa in cudurku si baahsan ugu dhex faafay bulshada.
Ebola waa cudur halis ah oo ku gudba taabashada tooska ah ee dheecaannada qofka qaba ama walxaha uu cudurku ku wasakhoobay, waxaana hay’adaha caafimaadku ay dadka ku boorriyeen inay raacaan tilmaamaha ka hortagga cudurka, kana fogaadaan taabashada qof looga shakiyo inuu qabo Ebola iyaga oo aan haysan ilaalin caafimaad oo habboon.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Dowladda Kenya ayaa xaqiijisay kiis cusub oo cudurka Ebola ah, taasoo tirada guud ee dadka laga helay cudurka dalkaas ka dhigaysa siddeed qof. Kiiska ugu dambeeyay ayaa laga helay nin 49 jir ah oo ka shaqaynayay isbitaalka.
Qodobada muhiimka ah
- Dowladda Kenya ayaa xaqiijisay kiis cusub oo cudurka Ebola ah, taasoo tirada guud ee dadka laga helay cudurka dalkaas ka dhigaysa siddeed qof.
- Kiiska ugu dambeeyay ayaa laga helay nin 49 jir ah oo ka shaqaynayay isbitaalka.
- Ninkan ayaa la sheegay inay suuragal tahay inuu cudurka ka qaaday xiriir uu la yeeshay bukaankii ugu horreeyay ee Ebola laga helay Kenya.
- Wasaaradda Caafimaadka Kenya ayaa sheegtay in la aqoonsaday 130 qof oo xiriir la yeeshay bukaankii ugu horreeyay, iyadoo 128 ka mid ah lagu hayo karantiil ama kormeer caafimaad.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay bayaanno ka yimid mas'uuliyiinta caafimaadka ee Kenya.
- Ma jiraan xaqiijin madax-bannaan oo la bixiyay.
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada la eedeeyay ama la dhaleeceeyay.
Gunaanadka akhristaha
Kenya waxay wajahaysaa faafitaanka Ebola oo leh siddeed kiis oo la xaqiijiyay, waxaana hay'adaha caafimaad ay qaadayaan tallaabooyin lagu xakameynayo.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka la qaadayo si looga hortago faafitaanka cudurka Ebola?
- Ma jiraan wax macluumaad ah oo ku saabsan xaaladda bukaankii ugu horreeyay ee Ebola?
- Waa maxay habraacyada gaarka ah ee lagu dabaqayo dadka ku jira karantiil?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu muujinayaa xaaladda caafimaad ee sii socota ee Kenya ee la xiriirta Ebola, isagoo adkeynaya baahida loo qabo feejignaan iyo tallaabooyin ka hortag ah. Xaaladdu waxay saameyn ku yeelan kartaa caafimaadka dadweynaha iyo badbaadada gobolka.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Goobjoog Somali
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · kenya · ebola · xaqiijisay