Topic
Warkasta is tracking Ebola across 5 reports from 4 sources. Recent coverage touches Caafimaadka, Soomaaliya, and Kenya, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Ciidamada Difaaca Kenya (KDF) ee qeybta ka ah howlgalka nabad-ilaalinta Qaramada Midoobay ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo (MONUSCO) ayaa xoojinaya dadaallada lagu ilaalinayo shacabka iyo taageeridda hawlaha bani’aadannimo, iyadoo dalkaasi uu wajahayo xaalado amni iyo caafimaad oo ay ka mid tahay faafitaanka cudurka Ebola. Bayaan kasoo baxay Wasaaradda Difaaca Kenya ayaa…

Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka Bulshada ee dowladda Federalka Soomaaliya ayaa soo saartay warbixin ku saabsan kiis ku saabsanaa qof loo karantiilay xanuunka Ebola. Warsaxaafadeedka wasaaraddu soo saartay ayaa lagu sheegay in “iyadoo daba socota war-saxaafadeedkii ay soo saartay 12 Oktoobar 2026, waxay shacabka Soomaaliyeed la wadaagaysaa warbixintii ugu dambeysay ee ku saabsan muwaadinkii So

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa soo daaysay nin ka baxay karantiilka Ebola ka dib markii labo tijaabo oo xun ay soo baxeen iyo markii uu dhameystay 21-maalmood oo kormeer ah isagoo aan muujin wax calaamado ah, sida ay ku dhawaaqeen mas'uuliyiin Axaddii.

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay natiijada laba baaritaan oo laga qaaday muwaadin Soomaaliyeed oo karantiil loo geliyay xiriir uu la yeeshay qof qabay cudurka Ebola, kuwaas dhammaantood noqday (Negative), taas oo ka dhigan in aan laga helin fayraska Ebola. Sida lagu sheegay war-saxaafadeed ay wasaaraddu soo saartay, muwaadi