Luqadda akhriska
Waxaad akhrinaysaa qoraalka Soomaaliga.
Madasha Mucaaradka oo kulan degeg ah ku leh Muqdisho
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Waxaa goordhow kulan xasaasi ah hotel Jaziira, uga furmay madasha Samatabixinta Mucaaradka, iyadoo looga hadlayo xaaladda guud ee dalka iyo arrimaha siyaasadeed ee taagan. Kulanka ayaa sidoo kale diiradda lagu saarayaa dardargelinta abaabulka bulshada, iyadoo xubnaha madashu ay sheegayaan in loo baahan yahay dadaallo lagu wajahayo marxaladda adag ee dalka. Wararka... T
Madasha Samatabixinta Mucaaradka ayaa kulan xasaasi ah ku leh hotel Jaziira ee Muqdisho.
Maxaa la shaaciyey
- Kulanka ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka iyo arrimaha siyaasadeed ee taagan.
- Diiradda waxaa la saarayaa dardargelinta abaabulka bulshada.
- Xubnaha madashu waxay sheegeen in loo baahan yahay dadaallo lagu wajahayo marxaladda adag ee dalka.
Macnaha guud
Kulankan ayaa ka dhashay baahida loo qabo in la xoojiyo wada-shaqeynta dhinacyada mucaaradka.
“Wixii kusoo kordho warkan halkan kala soco.”
Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay fahmaan xaaladda siyaasadeed ee dalka.

Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahAsalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Waxaa goordhow kulan xasaasi ah hotel Jaziira, uga furmay madasha Samatabixinta Mucaaradka, iyadoo looga hadlayo xaaladda guud ee dalka iyo arrimaha siyaasadeed ee taagan.
Kulanka ayaa sidoo kale diiradda lagu saarayaa dardargelinta abaabulka bulshada, iyadoo xubnaha madashu ay sheegayaan in loo baahan yahay dadaallo lagu wajahayo marxaladda adag ee dalka.
Wararka laga helayo kulanka ayaa tilmaamaya in sidoo kale laga arrinsanayo tallaabooyinka siyaasadeed ee xiga iyo sidii loo xoojin lahaa wada-shaqeynta dhinacyada mucaaradka.
Wixii kusoo kordho warkan halkan kala soco
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Raxanreeb Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.