Luqadda akhriska
Waxaad akhrinaysaa qoraalka Soomaaliga.
Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay Hay’adaha garsoorka Puntland.
Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Mudane Ilyaas…
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan la qaatay madaxda hay’adaha garsoorka Puntland si loo horumariyo adeegyada caddaaladda.
Maxaa la shaaciyey
- Kulanka waxaa hoggaaminayay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, Garyaqaan Xasan Yuusuf Nuur.
- Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda, Dastuurka, Arrimaha Diinta, Cabdirashiid Barkhadle Warsame, ayaa sidoo kale ka qeyb galay.
- Ujeeddada kulanka ayaa ahayd dardargelinta howlaha laamaha caddaaladda si loo xoojiyo hufnaanta adeegyada garsoorka.
“Ujeeddada kulanka ayaa ahayd horumarinta hay’adaha Garsoorka iyo dardargelinta howlaha laamaha Caddaaladda.”
Sababta ay muhiim u tahay: Tani waxay muujinaysaa dadaalka Dowladda Puntland ee ku aaddan horumarinta adeegyada garsoorka, taasoo muhiim u ah bulshada.

Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahAsalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Mudane Ilyaas…
Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta kulan la qaatay madaxda hay’adaha Garsoorka Dowladda, kuwaas oo uu hoggaaminayay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dowladda Puntland, Garyaqaan Xasan Yuusuf Nuur.
Kulanka waxaa sidoo kale ka qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda, Dastuurka, Arrimaha Diinta Cabdirashiid Barkhadle Warsame, Guddoomiye Ku-xigeenka Maxkamadda Sare, Axmed Shiikh Cumar Xasan, Xeer-ilaaliyaha Guud ee Dowladda Axmed Yuusuf Taaraan, Guddiga sare ee Garsoorka, Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha Racfaanka ee gobolada, guddoomiyayaasha Maxkamadaha Darajada Koowaad ee degmooyinka iyo xeer-ilaalayaasha gobolada Puntland.
Ujeeddada kulanka ayaa ahayd horumarinta hay’adaha Garsoorka iyo dardargelinta howlaha laamaha Caddaaladda, si loo xoojiyo hufnaanta iyo tayada adeegyada garsoorka ee Dowladda Puntland.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Horseed Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.