Topic
Warkasta is tracking deni across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches baarlamaanka, garoowe, and laabtay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta la filayaa inuu hortago Baarlamaanka Puntland, halkaas oo uu khudbad kaga jeedin doono xaaladda siyaasadeed ee Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya, xilli uu sii xoogeysanayo khilaafka kala dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya. Deni ayaa la filayaa inuu ka hadlo muranka siyaasadeed ee la xiriira dastuurka, hannaanka doorashooyinka dalka

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta dib ugu laabtay magaalada Garoowe, kaddib safar dibadeed oo qaatay 41 maalmood. Intii uu safarka ku maqnaa, Deni ayaa la sheegay inuu booqday Imaaraadka Carabta, Itoobiya iyo Kenya, isaga oo kulamo la xiriira arrimo siyaasadeed ku yeeshay dalalkaas. Si kastaba, madaxweynaha weli kama uusan…