Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada New York ee dalka Mareykanka
New York ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaaray magaalada New York ee dalka Mareykanka, halkaas oo uu kaga qeybgalayo kalfadhiga 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay.
Luqadda akhriska
Waxaad akhrinaysaa qoraalka Soomaaliga.

Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahQoraalka asalka ah
New York ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaaray magaalada New York ee dalka Mareykanka, halkaas oo uu kaga qeybgalayo kalfadhiga 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay.
Inta uu ku sugan yahay New York, Madaxweynaha ayaa lagu wadaa inuu ka qeyb galo kulamada heerka sare, isla markaana uu jeediyo khudbad uu kaga hadlayo mudnaanta Soomaaliya, oo ay ka mid yihiin horumarinta dhaqaalaha, maalgashiga iyo xaaladda amniga.
Madaxweynaha ayaa sidoo kale la filayaa inuu kulamo gaar-gaar ah la yeesho madaxda dalalka iyo mas’uuliyiin ka tirsan hay’adaha caalamiga ah, iyadoo kulamadaasi diiradda lagu saarayo danaha Soomaaliya iyo arrimaha gobolka Geeska Afrika.
Doodda guud ee kalfadhiga 81-aad ayaa soconaysa 22-ka ilaa 28-ka Sebteembar 2026.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Raxanreeb Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · sheekh · york · dalka
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada- Wararkii ugu dambeeyay kulamada uu Madaxweyne Xasan Sheekh ka wado New York + Sawirro
Caasimada Online
- Madaxweyne Xasan Sheekh oo New York kula kulmay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka ee Afrika
Goobjoog Somali
- Madaxweyne Xasan Sheekh oo New York kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha Pakistan, iyo Madax kale
Hiiraanweyn